Home » Archive Maalinta March 14th, 2016

Prof Saciid Ciise Maxamuud oo Dowladda Faederaalka ku Tilmaamey Jamaamur oo Macnaheedu yahay Shey Muuqda oo waxtar lahayn

Mar 14, 2016
Munaasabad lagu soo dhaweynayey Gudoomiyaha Xisbiga Dadka  Prof Saciid Ciise Maxamuud markii uu dalka dib ugu  soo laabtey waxaana munaasbadii lagu so dhaweynayay lagu qabatey Magaalada Muqdisho oo ay ka qayb galeen Xisbiyada Siyaasada dalka , qaybaha kala duwan ee Bulshada Taageerayaasha Xisbiga, Wakiilada Xisbiga ee Gobolada Dalka iyo Marti Sharaf kale. Ugu horey waxaa Halkaa ka Hadley  Cabdirisaaq... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...