Home » Archive Maalinta March 12th, 2016

Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya Oo Qaraar Kasoo Saaray Shirarkii Uu Baarlamaanka Ka Yeeshay Ammaanka — AKHRISO+VIDEO

Mar 12, 2016
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray qaraar ku saabsan natiijada shirarkii albaabada u xirnaayeen ee uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka yeeshay ammaanka dhammaadka Kalfadhigii 7aad.xiligaasi oo ay Baarlamaanka hor yimaadeen mas’uuliyiinta iyo saraakiisha ammaanka oo uu hogaaminayey Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane... 

Dowladda Federaalka oo sheegtey in Amaanka Garoonka Diyaaadaha Aadan Cadde uu uu yahay mid la isku haleyn karo.

Mar 12, 2016
Waxaa Garoonka Diyaardaha Aadan Cadde ee Magaaaladda Muqdisho Kormeer ku tagey Masuuliyiin ka tirsan Dowladda  Federaalka kuwaa oo eegayey howlaha Baxaadadda leh ee Garoonka iyo Qaabka loo sugayo Amaanka ka dib markii dhawaan aiyaarad ay lahayd Shirkadda Diyaaraha ee Daalo Qarax loo geystey mar ay ka duushey Garoonka Wasiirada soo booqdey Garoonka   waxaa ka mid ahaa Wasiirka Warfaafinta Maxamed... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...