Home » Archive Maalinta November 8th, 2015
Ra’iisul Wasaaraha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa ka tacsiyeeyey dilkii Xildhibaan Mohamed Ahmed Gurhan.
War-saxaafadeed:
Mogadishu, 09 November 2015
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Omar Abdirashid Ali Sharmarke ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaskii, saaxiibada iyo dadka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Xildhibaan Mohamed Ahmed Gurxan.
Xildhibaan Gurxan ayaa u geeriyooday dhaawac ay shalay u geysteen kooxo hubeysan xili uu ku sugnaa degmada Xamar Wayne ee...