Home » Archive Maalinta September 21st, 2013
Idaacadda Dalsan oo Tababar ku Saabsan Amnigga iyo Badbaada Saxafiga u Qabatey Suxufiyiin ka Socotey Qaybaha ka Duwan ee Warbaahinta Muqdisho
Tababar Mudo Hal Maalin ah soconayay oo uu soo Qaban qaabiyay Maamulka RADIO DALSAN uuna fududeeyay Ururka Difaacayaasha Saxafiyiinta Aduunka ee CPJ Saldhigiisuna yahay Magaalada NEW YORK ee Wadanka Mareykanka ayaa lagu qabtay Hotelka Mogadishu Guest House ee Degmada C/casiis ee Magaalada Muqdisho
Tababarkan ayaa waxaa in ka badan 30 Saxafi oo ka howlgala Magaalada Muqdisho lagu siiyay casharo ku...
Madaxweynaha oo kulamo muhiim ah la qaatay Madax sare oo ka tirsan dowladda Maraykanka
Madaxaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya oo safar shaqo ku joogo dalka Mareykanka ayaa waxaa uu kulumo laqaatey Wasiirka Arrimaha Dibada ee dalkan Mareykanka Mudane John .F.Kerry, Wasiirka Gaashaandha Mudane Chuck Hagel , Lataliyaha Amniga Qaranka Marwo Susan Rice , iyo Congaresman Keith Ellison.
Kulamadan ayaa waxay ka kala dhaceen xarumo kala duwan oo ay ka mid yihiin Aqalka-Cad ee Pentagonka,...