Home » Archive Maalinta September 13th, 2013
Qoraal ay si wadajir ah u soo wada saareen Catherine Ashton iyo Madaxweyne Xasan Sheikh ee Heshiiska Cusub ee soomaaliya
Cidna ma dafiri karto in Soomaaliya meel fog ka timid. Isbedelladi waaweynaa ee dalku soo maray bilihi dhawaa waxay muujinayaan awooda balan-gal ee ah in dalka laga saaro dagaalada sokeeye iyo saboolnimada, balan-gal ay hogaamiyayaasha Soomaaliyeed ku doonayaa in ay uga jawaabaan hiigsiga dadkooda ee mustabal wanaagsan iyadoo Midowga Yurub iyo shurakada caalamiga ahna ku taagyeerayaan tubtooda dib-u-dhiska...
Wasiirka Warfaafinta oo Sheegay in lagu been abuurtay warqad la sheegay inuu u qoray kooxda la socodka xayiraada hubka ee Soomaaliya iyo Eretria,
iyo Golaha Wasiirada oo maanta ka dooday qodobo ay ka mid yihiin go’aanada shirkii Culimada
– Warsaxaafadeed
Muqdisho, September 12, 2013—-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin...
AMISOM condemns Attack in Kismayo
PRESS RELEASE
(For Immediate release)
Mogadishu 12th September-AU Special Representative to Somalia Ambassador Mahamat Saleh Annadif condemned today’s attack in the port city of Kismayo which saw civilians killed.
Reportedly the incident occurred near the Kismayo’s presidential palace located in Arco Fanoole district of Kismayo city when a car loaded with explosives detonated close to the convoy...
Xisbi cunsuri ah oo saamayn weyn ku yeelan doona siyaasada dalka Norway.
Waxaa 9-kii september 2013-ka dalka Norway lagu soo afjaray doorashadii baarlamaanka qaranka. Doorashadaas waxaa ku guuleystey oo codka ugu badan helay xisbiyada dhinaca midig ee uu hogaaminaayo xisbiga lagu magacaabo (Høyre). Waxaa kaloo guul weyn gaaray xisbiga xagjirka/cunsuriga ah ee Fremskrittspartiet. Warbaahinta dalka Norway iyo wadamada deriska la ah sida Sweden ayaa waxaa ay aad uga...