Home » Archive Maalinta April 30th, 2013

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Dhigiisa Iyo Madaxweynaha Dalka Turkiga, Booqdeyna Goobo Ku Yaala Ankara

Apr 30, 2013
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin dalka Turkiga ayaa maanta kulammo gaar gaar ah la qaatay dhigiisa iyo Madaxweynaha dalka Turkiga ayadoo dhanka kalena uu Gudoomiyuhu booqday goobo ku yaala magaalada Ankara.  Read More →

Maxamed Xasan Xaad “Dowlada Kenya waa in ay Faraha kala Baxdaa Maamul u Sameynta Jubbooyinka oo ku Ekaato…..”

Apr 30, 2013
Guddoomiyaha Odoyaasha Dhaqanka Beelaha Hawiyey oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay Maamul u Samaynta Gobolada Dalka.Guddoomiyaha ayaa ugu horeynba is weydiiyay cidda Xaqa u leh in ay Magacowdo Maamul Goboleed isagoona Dawladda Federaalka Soomaaliya weydiiyay in ay u siman yihiin Maamulada hadda jira iyo kuwa la doonayo in dhawaan la dhiso.  Read More →
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...