Home » Archive Maalinta April 27th, 2013
Fadhigii Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Hor Istaagey Mooshin ay u soo Gudbiyeen Qaar ka mid ah Xildhibaanada Barlamaanka.
Qaar ka mid ah Xildhibaanada oo ay ka muuqtey Caro weyn ayaa waxay sheegeen in Baarlamaanka uusan dhexdhexaad ka ahayn arrimaha Siyaasada Soomaaliyeed waxayna sheegeen in Mooshinkaas ay dib u soo celin doonaan…
Read More →
Madaxweynaha DFS oo Booqasho Degdeg ah ku tegey Mombasa, Kenya
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa manta oo ah Sabti (April 27, 2013) waxa booqasho degdeg ah waxa uu ku tegey magaalada Mombasa, waxaana booqashadaas warsaxaafadeed ka soo saaray xafiiska madaxtooyada ee Villa Somalia.
Read More →