Home » Archive Maalinta April 18th, 2013

Dr. Cumar Cusmaan Raabeh oo ku Geeriyoodey Qaahira

Apr 18, 2013
Dr. Cumar Axmed Malow oo ku magac dheeraa Dr. Cumar Cusmaan Raabeh ayaa Arbacadii April 17, 2013 ku geeriyoodey magaalada Qaahira ee dalka Masar, sida uu SomaliTalk.com soo gaarsiiyey Maxamed Xaaji oo ku sugan Qaahira. Dr. Cumar Cusmaan Raabeh waxa uu ahaa muwaadin Soomaaliyeed, halgamaa Soomaaliyeed, nin ay ku dheer tahay midnimada Soomaaliyeed, qoraa ummadda wacyi geliya, waxaana bahda SomaliTalk... 

Zakeriye Yuusuf wuxuu Dhashay isagoo Dhabarka ka Daloola

Apr 18, 2013
Maalmo ka Dibna isku Bedeshay wax u eg Buro wuxuu u Baahan yahay Gargaar Deg Deg ah Zakeriye Yuusuf Xasan Barre wuxuu Dhalan yahay mudo 6 Maalmood ah, markii Dibadda looga soo saaray Caloosha Hooyadiisa ayaa Umilsadii ku aragtay meel weyn oo Dalool ah oo u dhexeysa Dhabarka iyo Daba-Gaminta, waxayna Umulisadii ku wargelisey Waalidkiisa in ay la xiriiraan Dhakhaatiirta ku shaqada leh arrimahaan oo... 

Tartan K/Cagta ah iyo Ciyaaro Dhaqameedyo lagu soo Gabagabeeyey Degmada Afgooye ee G/Sh.hoose

Apr 18, 2013
Ciyaartan K/Cagta ah ee ka dhacday Degmada afgooye ayaa loogu magacdaray Koobka isdhexgalka Bulshada & Nabadeynta Degmad Afgooye , waxaana soo qabanqaabiyey ururka u dooda Xuquuqda Dhalinyarada ee SYAO.  Read More →

Guddiyada Cadaalada iyo Garsoorka iyo Guddiga Amaanka oo Baarlamaanka Warbxino ka Dhageystey

Apr 18, 2013
Fadhiga Baarlamaanka oo maalmahanba waday dhagaysiga Warbixino ay soo gudbinayeen Guddiyada Baarlamaanka ayaa Arbacadii waxaa warbixinadooda la dhagaystay Guddiyda Baarlamaanka ee Cadaaladda iyo Garsoorka. Ugu horeynba waxaa halkaa warbixino ka soo jeediyay Guddiga cadaaladda oo u jeedkiisu ahaa ahaa warbixino ay ka soo diyaariyeen Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho.  Read More →

Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran

Apr 18, 2013
Sharciyadii Talyaaniga ayaa Soomaaliya loo soo minguuriyey markii ay xoriyada ka qaadatay 1960, waxaana ka dhashay dhaqangelinta xeerarkaas in la qaato qaabdhismeedka baarlamaanka Talyaaniga iyo kan madaxtooyada. Nidaamkaas cusub wuxuu xeer ka dhigay in madaxweynaha laga soo doorto baarlamaanka, xilkiisana uu sii hayn karo oo keliya gudoomiyaha baarlamaanka. Isdhexgalkaas waxaa ka curtay iskuhiilin... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...