Home » Archive Maalinta April 10th, 2013

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway, Tagayna Xarunta Baarlamaanka Dalkaasi

Apr 10, 2013
Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway ayaa xalay casho sharaf u sameeyey wafdiga Gudoomiyaha Baarlamaanka ayadoo sidoo kalena uu Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo wafdigiisa ay maanta tageen xarunta Baarlamaanka dalkaasi Norway,sidoo kalena Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo wafdigiisa waxey caawa la kulmi doonaan Jaalliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi Norway ku dhaqan.  Read More →

Ra’iisal Wasaaraha oo kulan horudhac ah la qaatay dhiggiisa dalka Yugandha

Apr 10, 2013
“Waxaan idiinkugu nimid inaan dardargelino howlaha sugida ammaanka iyo xasilinta dalka, anagoo wadna qorsheyaal cusub oo aanu dooneyno inaan si buuxda ula kaashano AMISOM oo Yugandha kaalinta ugu weyn kaga jirto” ayuu yiri Ra’iisal Wasaaruhu isaga oo intaas ku daray in qatarta argagixiso ee Al-Shabaab aysan aheyn mid la sahlan karo una baahantahay iskaashi buuxa.  Read More →
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...