Home » Archive Maalinta April 9th, 2013

Shirdoon oo Lagu Fariisiyey Kursigii…

Apr 9, 2013
Shirdoon oo Addis Ababa kaga qaybgalaya “munaasabadan lagu soo bandhigi doonaa waxqabadkii Meles Zenawi” iyo dhismaha hay’adda loogu magac daray  Meles Zenawi oo lagu magacaabo (Melese Foundation)…  Read More →

Madaxweynaha DFS oo kormeer ku sameeyay xarumaha tababarka Ciidamadda Qalabka-sida

Apr 9, 2013
  Waxaa uu kormeer ku sameeyay xarumaha tababarka Ciidamadda Xoogga Dalka ee Jazeera iyo School Polizio (General Kaahiye). “Soomaaliya Soomaali baa leh, waana anaga. Waxaana u dhaaranay in aan difaacno Seddexda Da waa dalka, dadka,iyo diinta. Waa in aan sharaf iyo karaamo ku wada noolaano oo aan iska difaacno Shabaab, iyo kuwa kufsiga iyo dhaca shacabka u geeysta. Waa isku mid ayaga iyo... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...