Home » Archive Maalinta March 31st, 2013

Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka oo Gaarey magaalada Garbahaarey

Mar 31, 2013
Odayaasha Garbahaarey xaqiijiyay inay diyaar la yihiin inay ku wareejiyaan hantidii dawladda iyo xarumihii ay dawladdu laheyd, si loogu adeego bulshada. Ra’iisal Wasaaraha iyo wafdi uu hogaaminayo oo si weyn loogu soo dhoweeyey Garbahaarey Garbahareey, March 31.2013——-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi ballaaran... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...