Home » Archive Maalinta March 28th, 2013

Sidee Facebook iyo Twitter Looga Xannibi Karaa Aflaanta Anshaxa Xun

Mar 28, 2013
Qoraalkan waxaan ku baran doonaa sida loo xannibo Aflaanta iyo Video-yada Anshaxa Xun ee ku jira Facebook iyo Twitter ayadoo la adeegsanayo barnaamijka MetaSurf oo lagu rakibayo Computerka caadiga ah (PC/Laptop) ama iPad.  Read More →

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo faah faahin kooban ka bixiyay kulamadii maanta ee dowladda iyo maamulka Kismaayo

Mar 28, 2013
Kulanka ayaa lagu gorfeeyey qodobo ay ka mid ahaayeen sidii maamul rasmi ah loogu dhisi lahaa jubbooyinka, dhaqangelinta Nidaamka Federaalka, iskaashiga Amniga, Dhaqaalaha, gaar ahaana dakhliga ka soo xarooda Dekedda iyo Garoonka, iyo qodobo kale, waxaana Wasiirku uu sheegay in natiijada rasmiga ah ay warbaahinta u sheegi doonaan marka ay soo dhamaadaan kulamadan.  Read More →
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...