Home » Archive Maalinta September 15th, 2012

Rajo Caqabad Wadata

Sep 15, 2012
Somaliya waxey soo martay cadaab ay iska kaashadeen koox diimeedyo raba xukun ay xoog ku qabsadaan, hogaamiye dhaqameedyo qabiil raba in qabyaalad wax lagu xukumo, ganacsato burcada oo maalgelinaya shaqsiyaad dowlada uga dhex adeega, wadamada deriska oo raba in siyaasada gudaha ee Soomaaliya ay taladooda yeeshaan, bulshada caalamka oo dooneysa in deeqda Soomaaliya la siiyo inta badan ay dib u boobaan... 

Soomaaliya: Banaanbaxayaal Careysan oo ka soo Hor Jeeda Filimkii Lagu AfLagaadeeyay Nabigeena NNKA

Sep 15, 2012
iyo Ahlu Sunnah oo sheegay in ay Bar tilmaameedsanayaan kuwii aflagadana u gaystay Rasuulka Suuban SCW.. Waxaa Maanta qaybo ka mid ah Gobolada Soomaaliya si weyn la isugu soo baxay banaanbax looga soo hor jeedo Filimkii dhawaan lagu af lagaadeeyay Diinta Islaamka iyo Nabigeenii Suubanaa Naxariis iyo nabadgelyo Dushiisa ha ahaatee. Banaan baxyadan ayaa meelaha ay ka dhaceen waxaa ka mid ah Magaala... 
Halkudheg:

Cabdiraxmaan Faroole oo Isku Shaandheyn ku Sameeyay Golihiisa Wasiirada islamarkaana ku sii jeeda Muqdisho

Sep 15, 2012
Wareegto ka soo baxaday Xafiiska madaxweynaha Maamul Goboleedka PuntLand ayaa qaar ka mid ahaa Golaha Wasiirada Xilkii Wasaaradaha ay hayeen looga qaaday. Wareegtada oo soo baxday Sept 15, 2012 Ka Akhri Halkan Wasiirada Xilalkoodii waayay waxaa ka mid ah Caasha Cabdi Geelle Wasiirkii arrimaha haweenka iyo Qoyska taasoo xilkaasi haysey mudadii Todobada sana ahaydee la soo dhaafay iyadoona lagu bedelay... 

DHOWRISTA DEEGAAN WAA AS-AASKA NOLOSHA

Sep 15, 2012
Qore Guddoomiyaha Hay’adda Dhowrista Deegaanka Soomaaliya GREEN SOMALIA (GS) NGO Abdulkadir Mohamoud Walayo Waxaan laga murmurni karin in bani’aadmigu yahay abuurista Eebe haybta ugu caqliga badan. Eebe wuxuu uumay nafley kale oo iyadana la hubiyay inay ku caqli dhowdahay amaseba aadanaha wax dheer tahay, dhir iyo jamaad, kuwaas oo kaabaya ama dhameystiraya nolosha aadanaha si toos ah amaseba si... 

Banaanbax Looga soo Hor Jeedo Filimkii Lagu Af Lagaadeeyay Rasulkeena NNK ha Ahaatee oo Jimcadii ka Dhacay Magaalooyinka Muqdisho iyo Gaalkacyo.

Sep 15, 2012
In ka badan Boqolaal Dad ah oo caraysan ayaa Jimcadii Socod ku Maray Wadooyinka waaweyn ee Koofurta iyo Waqooyiga Magaalada gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Dadkan ayaa waxaa ay ka careysnaayeen Filim dhawaan lagu sameeyay Dalka Maryakanka oo meel uga dhacyay Diinta Islaamka iyo Nabi Muxamed Nabadgelyo iyo naxariis dushiisa ha ahaatee. Dadkan oo wejiyadoodu Caro aad ah ay ka muuqatay ayaa waxaa watay Boorar... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...