Home » Archive Maalinta May 31st, 2012

Kenya oo sheegtay in ay Qabsadeen Afmadow

May 31, 2012
Telefishanka Citizen ee Kenya ayaa baahiyey in afhayeenka militariga Kenya uu sheegay in ciidamada Kenya ay qabsadeen magaalada Afmadow. Major Chirchir ayaa dhanka kale Twitter-kiisu ku sheegay in “Ciidamada Kenya (KDF = Kenya Defence Forces) ay qabsadeen magaalada AFMADOW”. Waxa kale oo uuu sheegay in ciidamada Kenya qabsadeen maagaalada HAYO. Waxa uu intaas ku daray in ay dileen 6 ka... 
Halkudheg: ,

Dawladda Boqortooyada Ingriiska oo ka Hadashay Arrimaha Shirka Istanbuul

May 31, 2012
Xoghayaha arrimaha Dibedda Britain , William Hague aya ka mid madaxda calaamka ee ka qeyb galaya shirka Istanbul. Mr Hague aya qoraal uu ku dabacaay bogga uu ku leeyahay Facebook kaga hadlay hormurka la garay kadib shirkii London ee Soomaliya. Fadlana hoos ka eeg qooralka William Hague ; 1da Juunyo waxaan joogi doonaa Istanbul oo aan kaga qaybgeli doono shir ballaaran oo caalami ah oo ku saabsan Soomaaliya,... 
Halkudheg:

Range Resources oo Sheegtay in ay Ka Baxayso Shidaal Sahaminta Puntland ee ASX….

May 31, 2012
Suuqa Ganacsiga Australia ayaa waxaa soo foodsaaray cabsi kaddib markii ay soo shaac baxday in Shirkada Range Resouces ay u muuqato in ay soo afjarayso maal gashigeedii sahaminta shidaalka Puntland ee Saamiyadda Suuqa Australia…. Mr. Landau: “So let’s take Puntland out…” Range Resources oo Sheegtay in ay xooggeeda u wareegeyso Trinidad iyo Colombia Madaxa shirkadda Range... 
Halkudheg: ,

Range to spin off Somalia assets – THE Australian market affair as Range Resources Somalia exploration looks set to come to an end

May 31, 2012
THE Australian market’s affair with the controversial Somalia exploration assets of Range Resources looks set to come to an end as the company prepares a spin-off of the projects on to London’s AIM board. Speaking to The Australian at the ASX Small to Mid Caps conference in Hong Kong, Range executive director Peter Landau said the spin-off would help focus attention on the company’s... 
Halkudheg:

Munaasab lagu Xusayey Boqol Sanno Guuradii ka soo Wareegatay Aas-Aaska ciyaaraha fudud ee Aduunka IAAF, iyo 17-sano Guuradii oo ka Dhacdey Muqdisho

May 31, 2012
Xiriirka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha fudud ayaa si weyn u maamuusay boqol sano guuradii kazoo wareegatay aas-aaska ciyaaraha fudud ee Aduunka, iyo 17-sano guuradii IAAF Day taasi oo caalamka oo dhan si isku mida loogu dabaaldegey. Munasabadda aas-aaska ciyaaraha fudud Aduunka iyo IAAF Day oo lagu qabtay gudaha garoonka Da’da weyn ee Banaadir ayaa wuxuu xiriirku ku maamuusay tartamo labadii maalin ee... 

“Si looga Baxo Kumeel Gaarka waa in la helo Dastuur iyo Baarlamaan Tayo leh” Prof Gaas – Shirka Turkiga

May 31, 2012
Shirka Istanbul: “Waxaa muhiim ah in la soo afjaro xilliga KMG ah oo dalku uu ku soo jiray KMG muddo 12 sano ah.. Haddaba si looga baxo KMG waxaa lama huraan ah in la helo dastuur iyo baarlamaan tayo leh…” Sidaas waxaa yiri Prof. Gaas. Warsaxaafadeedka hoos ka akhri: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la hadlay Madax Dhaqameedyada iyo Bulshada Rayidka ah Ra’iisul Wasaaraha... 
Halkudheg:

IS-FITAAXA ADDUUNKA

May 31, 2012
Sida la ogsoon yahay caalamka nagu hareereysan wuxuu ka kooban yahay xiddigo (planets) isu raacsan hab-caa’iladeed, cirjiidyo (galaxies) ay ku urusan yihiin milyaaraad qoysas oo xiddigo ah iyo bannaa dhexahooda yaal (inter-galactic & inter planets spaces). Abuuraleydaas na dul-heehaabaya markii leysu-geeyo waxay lee-yihiin muuqaal buufin oo kale ah, kaas oo dhibco yar-yar oo fara-badan (xiddigihii)... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...