Home » Archive Maalinta May 14th, 2011

15ka May Dhallinyaradii S.Y.L iyo Dhallinyarada Maanta

May 14, 2011
Hordhaca taariikhda Soomaaliyeed ayaa waxaa ka muuqanaya hormoodkii xurnimada Soomaaliyeed inay ahaayeen 13kii asaasay ururkii S.Y.L ee ay hoggaanka u ahaayeen dhallinyarada Soomaaliyeed bishii May 05/15/1943kii, halgankii ay bilaabeena uu noqday midkii dhaliyey xornimadii bishii July 07/01/1960kii taariikhda ay xambaarsabn tahay iyo qiimaha ay leedahay 15 May laguma soo koobi karo faalladani hase... 
Halkudheg:

Sannad Guuradii 68aad ee Halgankii XIsbigii SYL – 15 May 1943

May 14, 2011
Qore : Abdulkadir Ali Bolay Waxaa maanta ii faraxad ah in marka hore aan hambalyo iyo boogaadin ba halkaani uga dirayaa dhamaan ummadda soomaaliyeed meel kast oo ay joogaan, maanta oo ah   sannad guuradii 68aad ee ka soo wareegta xisbigii gobanima doonka ahaa ee S.Y. L 15 May 1943, waxaan ilaahay  ugu baryeenaa inuu u  naxriisto  inta ruux ee  ku shahiiday oo naftoodda u soo huray xornimadda... 
Halkudheg:

Farmaajo oo ku biiray Madaxda Soomaaliyeed ee Xagal Daacinaya Xornimada Dhul-badeedka Soomaaliyeed – Hadalkiisii UN

May 14, 2011
Xeerka Law No 37 waxaa websiteka FAO lagu daabacay October 21, 2000, websiteka Qarammada Midoobayna waxaa lagu daabacay July 23, 2001, xeerkaas oo qeexaya in badda Soomaaliya tahay Territorial Waters 200 mayl, halka ra’iisul wasaaraha DFKMG uu May 11, 2011 adeegsadey oraahda EEZ taas oo khalad cad ah…. SII AKHRI  Read More →
Halkudheg:

Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha DFKMG

May 14, 2011
Hay’adaha Dastuuriga ah waa inay si wadajir ah u go’aamiyaan mustaqbalka Dalka – Warsaxaafadeed – Sabti, 14 May 2011 – Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed oo booqasho ku jooga dalka Mareykanka ayaa warbixin kooban ka bixiyey socdaalkiisa iyo waxii u qabsoomay. Ra’iisul Wasaaraha  ayaa ka qeybgalay shirkii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ee 11kii... 
Halkudheg: ,

Jaaliyada Mudulood ee magaalada Birmingham Uk oo Tacsi Tiiraanyo leh udiraaya dhamaan Beelweynta Mudulood Geeridii ku timid Allaha u naxariistee Imaan Maxamuud Imaan Cumar.

May 14, 2011
Waxaana Alle ugabaryeynaa imaanka inuu naxariistii janno ka waraabiyo eheladii uu ka tegayna Samir iyo iimaan kasiiyo. Anagoo ah jaaliyadda Muddulood ee magaalada Birmingham Uk Waxa aan  tasi tiiraanyo leh u direynaa eheladii iyo qaraabadii iyo dhammaan beelweynta Mudullood  iyo soomaalida oo dhanba oo uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ku geeriyooday... 
Halkudheg:

“DFKMG Haka Laabato Hadalkii Wasiirka Kalluumaysiga” ee ku saabsanaa Badda Soomaaliya

May 14, 2011
Baarlamaankuna waa in uu joojiyo arrintan Dowladdu ansixisay maadaama xukuumaddu aysan arrintan ka fiirsan – Baaq ku socda ummadda Soomaaliyeed oo idil SII AKHRI…    Read More →
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...