Home » Archive Sannadka 2009
Ujeedo: Baaq nabadeed oo ku socoda Dawladda KMG iyo Xogaga ka soo horjeeda
BAAQ
Ujeedo: Baaq nabadeed oo ku socoda Dawladda KMG iyo Xogaga ka soo horjeeda
Ururka nabadda iyo horumarinta Soomaliyeed ee dalka Sweden wuxuu baaq nabadeed u dirayaa Dowladda KMG iyo xoogagga ka soo horjeeda.
Waxaan wada ognahay in shacbiga somaliyeed ay muddo dhan 19 sano ay ku jireen dhibaatooyin ay mid yihiin dagaalo sokeeye, barakicin, dil kufsi iyo ku tiirsanaan gargaar baniadan nimo...
Jinnigeygaa Neceb!! | Amiin Yuusuf
Jinnigeygaa Neceb!!
“Naa Walaalay maalmahan kuuma bogin wajigaaga si-si ayuu ila yahay ee maxaa kugu dhacay”, waxay ku jawaabtay “Naa waa runtaa ayaantaan ma fiicni, haddii aan runta kuu sheegana ninkii aan isqabnay ayaan kala tagnay”, Gabadhii kale ayaa inta ay naxday waxay tiri “Ninkii wanaagsanaa ee deeqsiga ahaa , Bashaashka ahaa ee Deriska amaaneyn ee aad kuu jeclaa miyaad kala tagteen?”,...
Xildhibaan Qanyare: Reer Yurub oo Cumar Cabdirashiid ka dalbaday in..
Hadalkii Qanyare ka dhegeyso Halkan
Xildhibaan Qanyare: Waxaad ka hadleysaan qayb Baddii Soomaaliya oo la bixiyey waxaad ogaataan in Baddii Soomaaliya lala wareegey
Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo November 8, 2009 magaalada Muqdisho kula hadlay warbaahinta ayaa sheegay in uu hayo nuqul heshiis qarsoodi ahaa oo dhex maray xukuumaddii Nuur Cadde iyo dalalka reer Yurub, heshiiskaas oo la saxiixay...
Bayaan: Cambaarayn ku aadan Falkii Foosha xumaa ee Madaxda Puntland ku qabqabteen dad Soomaaliyeed islamarkaasna ay ugu Gacan galiyeen Cadawga Itoobiya
Kulan ay isugu yimaadeyn Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan dalka Kenya
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah ee kulankii Nairobi
Warkan waxaa soo tebiyey
Ibraahim Da’ud Abdalle “Gentleman”
iyo
C/salaan Maxamed Cali (najax)
Kulan balaaran oo ay iskugu yimaadeen waxgaradka ,aqoonyahanada, culuma u diinka, ganacsatada iyo qaybaha kala duwan ee Jaaliyadaha Puntland ee ku dhaqan Magaalada Nairobi, kulankaas...
Gudoomiyaha Daladda Ururada Bulshada Rayidka ee Deegaanada Banaadir oo maanta Muqdisho lagu doortay
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Xaflad si weyn loo soo agaasimay isla markaasina lagu dooranayay Guddoomiyaha cusub ee degaanada Gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacday Hotelka Naasahablood-2.
Munaasabadda oo ay ka soo qeyb galeen, qeybaha bulshada Muqdisho, gaar ahaan nabadoonada, aqoonyahanada, culumaa’udiinka, haweenka iyo Saxaafadda ayaa waxaa Guddoomiye loogu doortay inuu u noqdo ururrada...
Somalia Needs honest Government | Abdullahi Dool
The Somali people are once again learning the crucial lessons of nationhood the hardest way. One such cardinal lesson is never to leave matters of your society to others alone or lightly but to engage. The only way people can protect what belongs to them, enhance collective wellbeing and further their common interests is to engage in the affairs of their nation.
It was our promise to support the...
Socdaalkaygii muqdishu…!! | Maxamed mustafe xaaji
Sida ii qorshaysnayd waxaan xir xirtay alabtayda waxana aan go,aan ku gaaray inan usafro dhankaas iyo casimada dalka Somalia ee magalada muqdishu bal si aan usoo ogaado xaqiiqda dhibato ee ka jirta caasimada .
Waxan tagay muqdishu 29\09\2009. Waxan ka dagay adan cade airport anigoo darenkayga aan la qiyaasi Karin waxa aan trenset ku maray dhowr dal oo ay ka mid ahayen Djabouti iyo yemen waxana aan...
Marqaati baan ka ahay … Siyaasi Geesi ah, Soomaali wadani ah | Maxamed mustaf
Marqaati baan ka ahay …
SIYAASI GEESI AH …SOMALI WADANI AH
Cinwaankaas wuxu noqon doonaa cinwanka wayn ee aan maqaalkasta oo aan qori doona cinwan ooga dhigayo hase ahatee maqaalkasta cinwankisa gaar ka ah ayu lahan doonaa insha allah.
SIYAASI GEESI AH …SOMALI WADANI AH
Anigoo fadhiya xarunta golaha dhalinyarada somaliyed ee magalada Khartoum ayan waxan kala furay computer-ka gacanta waxana aan...
Wafti Soomaaliyeed oo ka qayb galay Shirweynaha dhaqaalaha COMCEC ee ka soconaya Istanbuul, Turkey
Soomaaliya oo wafdi heersare uga qeybgashay Shirweynaha dhaqaalaha COMCEC iyo Shirka guddiga Joogtada ah ee dhaqaalaha iyo iskaashiga ganacsiga ee Wadamada ku bahoobay ururka islaamka OİC oo ka dhacay magaalada İstanbuul ee cariga Turkey 9-ka November 09.
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Shirka saraakiisha sarsare ee wadamada ku bahoobay Ururka İslaamka oo uu ku xigay shırka wasiirada ganacsiga...
Puntland oo soo Dhaweysay hadalkii Boqortooyada Sacuudiga, wasiirka caafimaadka oo tababaar ka furay Garoowe iyo Qaahira oo xiriirka k/kolayga…
Garoowe: Wasiirka Caafimaadka DPL oo tabar ka furay xarunta wasaaradda…
Puntland oo soo Dhaweysay hadalkii ka soo yeeray Dowlada Boqortooyada Sacuudiga
Xiriirka K/Koleyga Somalia Oo Balanqaad Ka Helay Guddoomiyaha XKKJ/Carabta
Wasiirka Caafimaadka DPL oo Sabtidii November 7 tabar muddo 2 maalmood ah soconaya ka furay xarunta wasaaradda caafimaadka ee magaalada Garoowe.
Halkan ka daawo sawirro...
Shirkadda Golis oo Daahfurtay Adeegga cusub ee Sahal
Shirkadda Golis oo Daahfurtay Adeegga cusub ee Sahal.
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Habeenimadii jimcaha ee bishu ahayd 06/11/2009 Shirkadda Golis Telecom Somalia waxay soo bandhigtay adeeg casri ah oo aan horay dalka looga aqoon looguna magacdaray adeegga sahal . adeeggani wuxuu qofka wata mobilka Golis u suurta gelinayaa inuu mobilkiisa u isticmaalo siyaabo badan sida isagoo lacag ku kaydsan...
Warbixin Guud ee Xerada Qaxootiga Al-Kharas Yeman iyo Tahriibka | Ibraahim Baaffo
Video Hoos ka daawo:
Ibraahim Cumar Baaffo oo booqasho ku tegey Xerada Qaxootiga ee Al-Kharas ee dalka Yemen ee ay ku jiraan Soomaalida ka soo tahriibey ayaa waxa uu ka soo duubay Video caloolxumo iyo walbahaar ku abuuraya qof kasta oo Soomaali ah oo daawada. Waxa kale oo uu soo waraystay dadka sooo tahriibaey oo ka sheekaynaya rafaadka ku haysta xeradaas.
“(Dawarsiga ama tuugsiga) waxaa igu...
Warar Goos-Goos ah: Mandeera iyo Maxkamada Qaadiga, Tiiceey iyo kormeerka Ximan & Xeeb, Dugsiga Gambool ee Garoowe iyo warar kale
– Guddoomiye kuxigeenka Mandheera oo gaashaanka ku dhuftey is badal lagu sameeyo maxkamadda qaadiga ee Muslimiinta Kenya
– Kormeerka Guddoomiyaha maamulka Ximan iyo Xeeb Mudane Maxamed Aadan Cabdullaahi “Tiiceey”
– Wasiirka waxbarasadda DPL oo kulan la qaatay guddiga waalidiinta ee iskuulka Gambool Secondary school ee Garoowe.
-Guddoomiyaha GOS oo dalka dib ugusoo laabtay – Muqdisho
–...
Axmed Walad Cabdalla: Warqad ku socota Soomaalida Qurbaha ku nool (No. 19)
Xafiiska Qarammada Midoobay u Qaabilsan Arrimmaha Siyaasada Soomaaliya (UNPOS)
Warqad ku socota Soomaalida Qurbaha ku nool (No. 19)
Nayroobi, 06 November 2009
As-salaamu Alaikum,
Saaxiibayaal iga gudooma dhamaantiin salaan diiran .
1. Sida caadadu ahayd, hal bil ayey dib u dhacday warbixintaan idin siin jirey taasoo ay ugu wacan tahay howlo badan oo jirey bishii la soo dhaafay. Marmar waxaa la moodaa...
Xafiiska Walad Cabdalla oo Qiray inaan Heshiiska Is-afgarad Lagu Qasbin Dowlada Kumeelgaarka ah iyo Norway Shidaal ka baari doonta Xadka marka lacabiro
Soomaalida shardi kuma ahayn, mana jirto cid ku khasabtay (in ay saxiixdo heshiiska is afgarad ee Soomaaliya iyo Kenya): Xafiiska Ergeyga Gaarka ee Qarammada Midoobay ee Soomaaliya…
SomaliTalk.com | November 6, 2009
Xog laga soo xigtey saraakiisha Xafiiska Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay (QM), Axmed Walad Cabdalla, ayaa sheegaysa in heshiiskii Is-afgarad ee xuduudaha...
Gabdhaha Medlife ee ku nool Sweden oo Deeq gaarsiiyey magaalada Wajeer ee Dalka Kenya.
Gabdhaha Medlife ee ku nool Sweden oo Deeq gaarsiiyey magaalada Wajeer ee Dalka Kenya.
Wajeer: Jaaliyadda Medlife ee fadhigeedu yahay dhalka Sweden ayaa toddobaadkan deeq Raashiin ah gaarsiiyey walaalohooda degen magaaladda wajeer, iyadoo si gaar ah loogu baahnaa raashiinkaan.
waxaa lagaarsiiyey qoysas markaas aad uu dhibaataysnaa.
ILLahey kasokow waxaa mahad iska leh walaalkeen Ugaas Mohamed oo degen...
Taliska Gobolka Bari oo ka Warbixiyey Qaraxyadii ka Dhacay Bosaaso.
Somalitalk:Bosaaso: Ciidamada Amaanka Puntland ayaa bilaabay howl galo ay ku baarayaan cidii ka danbaysay Qaraxyadii xalay ka dhacay Gudaha Magaalatan Bosaaso, Qaraxyadaasi oo lagula bartil Maamaysaday Labo ka mid ah Saldhigyada Magaalatan Bosaaso sidaa waxa Saxaafada u sheegay Taliyaha Ciidamada Gobolka Bari Cismaan Xasan Cowke Afdalow.
Waxuuna sidoo kale Taliyaha Ciidamada Gobolka Bari sheegay in...
Press Release:The Role of Humanitarians in Government: Perspectives on Advocacy and Impact Advocacy and Impact by Somali People’s Party
Thank you, Dear readers of Somalitalk. I very much appreciate the opportunity to offer some initial reflections on the role of humanitarians in Somalia. And allow me to caveat what I am going to say by saying that obviously there is a much larger Somali People’s Party humanitarian effort going on than what I – or the S.P.P I head – provide. Let there be no doubt: Somali People Party office...
Risiqiinna Ilaah baa Qaba ee Hadla | Muxamed Idris
بسم الله الرحمن الرحيم
RIZIQIINNA ILAAH BAA QABA E HADLA!
W/Q: Muxamed Idris Axmad
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna korkiisa ha ahaato.
Waxaan filayaa Soomaali kasta oo la socdey bilihii la soo dhaafay doodii ku saabsanayd Badda Soomaaliyeed ee Dawladda Keenya cabbiratay, inuu ka marag kacayo in Bahda Somalitalk si xirfadi ku dheehantahay u soo bandhigtay,...
Gabdhaha Soomaaliyeed ee Sweden oo kaalmo lacageed soo gaarsiiyay Xarunta Jimciyada Xanaanada Caruurta Agoonta ah ee Afooye
Jaaliyada Soomaaliyeed ee Gabdhaha Dalka Sweden oo kaalmo lacageed soo gaarsiiyay Xarunta Jimciyada Xanaanada Caruurta Agoonta ah ee Al- Nahreyn (Orphanage Care Union) ee degmadda Afooye Gobolka Shabeelaha Hoose.
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Jaaliyadda gabdhaha Soomaaliyeed eek u dhaqan Dalka Sweden gaar ahaan magaalada Yatakori ayaa kaalmo lacageed soo gaarsiiyay Xarunta Jimciyada Xanaanada...
London: Wafti uu hogaaminayo Cumar C/rashiid oo u dhoofay Dubai
Wafdigii uu hoogaaminayey Ra’isul wasaaraha Somalia Dr. Cumar C/rashid Cali Sharmarke oo beryahan booqanyey wadamo Europe ah, ayaa caawo lagu sagootiyey magaalada London iyagoo u duulay magaalada Dubai.
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
London, Oct 4, 2009: Wafidga Ra’isul wasaaraha oo ka koobnaa dhowr xubnood oo ka tirsan xukuumadiisa, ayaa muddo todobaad ah waxay booqashooyin ku kala...
Todobaadka daryeelka haweenka iyo caruurta oo ka bilawdey magaalada Gaarissa.
Todobaadka daryeelka haweenka iyo caruurta oo ka bilawdey magaalada Gaarissa.
Todobaadka daryeelka caafimaadka caruurta iyo haweenka oo lagu magacaabo Malezi Bora ayaa magaalada Gaarissa si rasmi ah xariga uga jarey kuxigeenka guddoomiyaha gobolka waqooyi bari Kenya Mr. Thomas Saka.
Xaflada barnaamijkan xariga lagaga jarayey oo lagu qabtey isbitaalka guud ee magaalada Gaarisa ayey saraakiisha caafimaadka...
Madaxwaynaha Punland oo Kulan la Qaatay Taliyaha Ciidamada Police-ka DKMG
Somalitalk:Bosaaso: Madaxawayanaha Dowlada Goboleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa Kulan Aad u Muhiimsan La Qaatay Taliyaha Ciidamada Police-ka Dowlada KMG Somaliya Cabdi Cawaale Qaybdiid, Kulankaasi ay wada Qateen ayaa Qaatay Mudo Saacadaha Waxayna Kulafa Gureen Arimo Badan oo Quseeya Cidamada Somaliyeed ee lagu Tababarayo Kuliyada Carmo ee gobolka Bari.
Taliyaha Ciidamaada Police-ka...
Xildhibaanada Baarlamaanka oo Aaden Madoobe ka Dalbaday in uu Toddoba Casho Gudahood Shir isugu yeero Golaha Baarlamaanka
Muqdisho: 60 Xildhibaan oo Shir ku yeeshay Muqdisho
Xildhibaanada Baarlamaanka DFKMG ayaa shir jaraa’id oo ay Muqdisho ku qabteen isniintii November 2, 2009 waxay shaaca ka qaadeen in ay Guddoomiyaha Baarlamaanka DFKMG, Sheikh Aaden Maxamed Nuur “Aaden Madoobe” ka dalbadeen in muddo toddoba casho gudahood ah uu shir isugu yeero Golaha Baarlamaanaka si loo dhamaystiro Ajende-yaasha...
Muqdisho oo ay ka sameysmeen Harooyin waaweyn iyo Afgoooye: Dhaqatar loo dilay Xabad Sigaar ah oo uu shitay
Afgoooye: Dhaqatar loo dilay Xabad Sigaar ah oo uu shitay
Wararka ka imaanaya Magaalada Afgooye waxay sheegayaan in maalintii shalay ahayd Magaaladaasi lagu dilay Dhakhtar si aad ah looga yaqaanay Magaaladaasi oo lagu magacaabi jiray Dr. Sagaarey.
Dilkaan ayaa waxaa gaystay nin ka mid ah Ciidamada Ururka Xisbul Islaam kadib markii Dhakhtarka lagu amray in uu damiyo Sigaar u shidnaa, hase yeeshee dhakhtarka...




