Home » Archive Maalinta July 29th, 2009
Waxaan ka mid ahaa Dadkii soo raacay Jubba airways
Fahmo Axmed ” aniga waxaan ka mid ahaa Dadkii Samarka soo raacay Shirkada Jubba Airways una soo Nasho Tagay Magaalada Hargaysa, waana Diyaarad la’amaanay oo aan dhihi karo waa Diyaarad Jirta…..
Waxaa inoo Suurto gashay in aan kula Kulano City Center Hotel oo ka mid ah Hotelada ku yaala Magaalada Hargaysa Fahmo Axmed oo ka timid Dalka Ingiriiska haatana ku sugan Magaalada Hargaysa...
Hawlaha Muuqda iyo Kuwa Daahsoon ee QM
Hawlaha Muuqda iyo Kuwa Daahsoon Ee Hay’adaha QM ee Al-shabab Dalka Ka Eryeen.
W/Q: C/nuur Maxamed Axmed
Qaybta 1aad:
Hordhac:
Magaca Eebe wayne ayaan ku billaabay. Allaha adoomihiisa si guud ugu naxariista Mu’miniintana si gaar ah.
Shabakadaha warbaahineed ee Somalida ayaa faafiyay war abuuraya dareen laba dhinacle ah. Waxay daaha ka rogeen in dhaqdhaqaaqa Mujaahidiinta Alshabaab ay albaabada...
Why Somaliland refused Mr. Donald Payne’s invitation
For quite some time it has been common knowledge among Somalis that the secessionist politicians in Hargeisa harbour deep routed animosity for all Somalis in the Horn of Africa except, perhaps, their own clan. Mr.Mohamed Ibrahim Egal, the former separatist leader fueled the fire of the civil war in southern Somalia with money and weapons in the believe that the longer the civil war continued there,...