Home » Archive Maalinta February 21st, 2017

Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga Iyo Akadeemiyada Cilmiga iyo Suugaanta  oo Si WadaJir u xusey Maalinta Afka Hooyo

Feb 21, 2017
Munaasabad si ballaaran looga qayb galay oo isugu jirtey xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo iyo hambalyo loo hambalyeynayey madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabaddan oo ahayd mid aad u bilan waxaa qaban-qaabadeeda iska kaashaday Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) iyo Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta.... 

Mudnaanta Hawlaha Horyaalla Madaxweynaha la Doortay

Feb 21, 2017
Maxaa la gudboon 100-ka maalmood ee ugu horeysa Xafiiska Guushii Madaxweynaha la doortay Farmaajo, Feb 8, 2017 Arbaco, 8-dii Febaraayo, 2017 oo ahayd maalin Arbaco ah, taasoo ku beegnayd 12-ka bisha Jamaadul Awal ee Hijriga sanadka 1438, waxay ahayd maalin kheyr oo taariikhiya, taasoo kusoo biirtay qalbiyada iyo xusuusta ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay caalamka ka joogaan. Waa maalintii ay xubnaha... 

 Siyaasiinta xil doonka ah “Ar Fahad Yaasiin ha la iigeeyo”

Feb 21, 2017
Siyaasi kasta markii uu doonayo inuu qabto xil waxaa lagama maarmaan ah inuu helo koox kala shaqaysa sidii uu ku hanan lahaa xilka uu raadin, kooxdaas waxay ahaan karaan Xisbi siyaasadeed, Urur diimeed, Ganacsato, Siyaasiyiin magac leh ama Ururo Bulsho, kooxdaas waxay noqotaa kuwo kala shaqeeya ku nagaashaha kursiga ama kooxo wadata danooyin iyo ajandayaal gooni ah. Doorashadii Madaxweyne Farmaajo... 

RW Ku-Xigeenka dalka oo la kulmay safiirka cusub ee UK

Feb 21, 2017
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa xafiiskiisa kula kulmay Safiirka Cusub ee dalka Ingiirska Amb David Concar, iyaga oo kawada hadlay qaban-qaabada shir heer sare ah oo ku saabsan horrumarka iyo amniga Soomaaliya oo sannadkan lagu qaban doono magaalada London. Mudane Carteh ayaa Safiirka kala hadlay wax yaabaha looga hadli doona... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...