Home » Archive Maalinta October 21st, 2013

Guddida Joogtada ah ee Baarlamaanka oo maanta ka dooday hirgelinta nidaamka Xisbiyada siyaasadeed

Oct 21, 2013
Guddida Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay kaga doodeen hirgelinta nidaamka Xisbiyada siyaasadeed iyo xoojinta howlaha Golaha Shacabka. Kulanka Guddida joogtada ah ee Baarlamaanka waxaa shir gudoominayey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayadoo dhammaanna ay xaadir ahaayeen xubnaha guddida joogtada... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...