Home » Archive Maalinta April 12th, 2013

Lacagtii Dowladda oo Tabeelayaal u Dhamaatey !!

Apr 12, 2013
Anigoo Hormaraya Agagaarka lamabar Afar ayaa waxaan ku leexdey nin aan Dadiisa ku qiyaasey in uu jiro 45 Sanno waxaa markaa ku Mashquulsan yahay Boor halkaa ku yaal oo ku qornaa “Madaxweynaha iyo Xukuumadiisa Diwaanka Taariikhda ayaa loo gelinayaa Aqoonsiga Mareykanka “ markiiba waxaan weydiiyey walaal maxaad ugu Deygagtey Boorkaan markaasuu yiri “Adiga maxaa tahay “Markaas baan ku iri aniga... 

Raiisul Wasaaraha Soomaaliya oo Dowlada Itoobiya ku Qanciyey in Ciidameeda ku soo laabtaan Goobihii ay ka Baxeen

Apr 12, 2013
Markii uu Raiisul Wasaaraha Cabdi Faarax Shirdoon Saacid uu booqdey Wadanka Itoobiya gaar ahaan Magaalada Adis –Ababa ayaa warar aan helney waxay sheegayaan in Raiisul Wasaare Saacid uu Dowladda Itoobiya ku Qanciyey in Ciidameeda ee ka baxay Deegaano ka tirsan Gobolada Soomaaliya ay Dib ugu soo laabtaan.  Read More →

Warshad Cusub oo la Magacbaxdey Rajo Consturction oo soo Saarta Dhagaxa Interlock iyo Bulikeetiga Casriga ah oo Laga Furay Magaalada Muqdisho

Apr 12, 2013
Munaasibad Xarigga looga Jarayay Warshad Cusub oo soo saarta Agabka Dhismaha kala duwan oo dhawaan Dalka la keenay ayaa Maanta xarigga laga Jaray. Warshaddan oo la Magac Baxday Rajo Construction Company ayaa waxaa ay waxaa soo saaraysa Qalabka Dhismaha oo kala duwan gaar ahaana Bulukeetiga Casriga ah iyo Dhagaxyada loo yaqaano Interlock oo lagu dhisayo Wadooyinka ay maraan Dadka iyo weliba Guryaha  Read More →

War Saxafadeed: Xisbiga Shacabka Soomaliyeed: Soomaliya Soomali Baa Leh

Apr 12, 2013
Xisbiga Shacabka Soomaliyeed wuxuu u jeedaa in uu dhibsaday dhibaatooyinka badan ee ka dhacaya dalka oo ay ka mid yihiin dagaalada ka socda dalka ee aan loo aabayeeleyn qofna,barakaca,dilka,dhaca,kufsiga,xaalufinta deegaanada,qabyaalada,laaluushka,qaraabakiilka,ay ka mid ahaayeen qaadacu dariiqa, ay ka mid ahaayeen tuugada,ay ka mid ahaayeen waxa nidaam xumada ah,ay ka mid ahaayeen diin la’aanta... 

Nina Hooskiisa Ma Harsado

Apr 12, 2013
Dadka halabuurka curiya intooda badan waxtarkooda ma helaan, waxaana suurtowda iyagoo ka saboolsan iney ka geeriyoodaan, dad kalena ay ka hodontoobaan fikirkooda. Halabuurayaasha curiya fikradaha siyaasada waxtar la,aanta waxaa u wehlisa eedeymo loo soo jeediyo iyo dhaliilo shaqsiyadiisa lagu dhaawacayo amaba naftiisa ay ka soo gaarto waxyeelo. Waxaa sida badan adag in fikir lagu sameynayo isbedel... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...