Home » Archive Maalinta March 2nd, 2013

Ra’iisul Wasaare Shirdoon Oo Cambaareeyey Qaraxii Ka Dhacay Makhaayada U Dhow Xeebta Liido

Mar 2, 2013
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa si kulul u cambaareeyey Qaraxii (Jimce, 01, Mar, 2013) ka dhacay Makhaayad ku dhow xeebta liido halkaas oo ay ku dhaawacmeen todoba qof.  Read More →