Home » Archive Maalinta March 21st, 2011

Boqorkii ka cararay boqortooyadiisa | Axmed C/samad

Mar 21, 2011
alwaqaar@hotmail.com Imaamu Axmad iyo Bazzaar baa ka wariyey Cabdullaahi Ibnu Mascuud inuu nabigu (scw) yiri: Reer Banii Israa’iil nabi Muuse ka dib waxay khaliif (madax) ka dhigteen nin khaliifa ah, markaas buu habeenimo dayax ah kacay oo salaad ku tukaday Bayt-almaqdis korkiisa, markaas buu soo xusuustay arrimo uu sameeyay, markaas buu baxay, wuxuuna ku soo daadagey xarig, markaas baa xariggii... 
Halkudheg:

41 Sanno Kadib Shirkadda Dahabshiil oo u Dabaaldegeysa Sannad Guuraddiin Koobaad Banki Ku Shaqeeya Shareecadda Islaamka oo Laga Furey Dalka Jabuuti

Mar 21, 2011
Xaflad lagu xusayo sannad guuraddii koowaad ee Dahabshiil Banka International Jabuuti oo ay ka soo qayb galeen Gudoomiyaha Dahabshiil Bank, xubno ka mid ah Culumaa’udiinka waaweyn ee dalka Jabuuti iyo martisharaf kala duwan ayaa lagu qabtey Guriga Ummadda ee caasimadda dalka Jabuuti 20/03/2011. Halkaan ka daawo sawirada Munaasabaddan oo ahayd mid lagu soobandhigayey sannad kadib wax qabadka Dahabshiil... 
Halkudheg:

Gulufka dagaal ee Dawladda haduu guuleeysto lacalla maxaa dhicikara?

Mar 21, 2011
W.Q. Shuqul Sh Aadan ____________________ Dawladda TFG da waxay tijaabisay awoodeeda ciidan iyo hub waxay heli karto si ay xoogga mucaaradka u jiirto, TFG du waxay heeysataa quwadda ASWJ oo si rasmi ah ula howwlgala ciidamada TFGda, hadaba waxaa hubaal ah in awooda dawladdu soo korayso iyadoo waliba haysata taageerada AMISOM ee hagar la’aanta leh markasta.Waxaana suurta gal ah in degaanada gobolada... 
Halkudheg:

Raiisul Wasaare Farmaajo oo Qirtey in Dowladiisa ay Heshiis la gashey Shirkad Mareykan ah

Mar 21, 2011
Webka Somalitalka oo dhawaan soo bandhigey in Raiisul Wasaare Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu heshiis Qarsoodi ah la galey Shirkad Mareykan ah oo lagu Magacaabo park-strategies (LOBBYING FIRM) oo ah Shirkad Dulaal-Ololayn ah ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray Farmaajo (Hoos ka akhri warsaxaafadeedka) iyo wareysi uu siiyey Idaacadda Codka Mareykanka Qaybteed Soomaaliya VOA-Somali ayuu wuxuu ku qirtey... 

Dood Cilmiyeed lagu qabtay dalka Malaysia

Mar 21, 2011
iyoo Ardeyda soomaaliyeed ee ku nool Malaysia oo soo bandhigey hidaha iyo dhaqanka ay soomaaliya leedahay Dood Cilmiyeed Xiisa leh oo lagu qabtay dalka Malaysia Dood cilmiyeed si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay Hallka weyn ee Jaamacada islaamka caalamiga ee dalka Malaysia. Doodan ayaa waxaa soo agaasimay Golaha Horumantia Soomaaliyeed ee afka qalaad lagu yiraahdo Somali forum for Progress... 
Halkudheg:

DHAMBAAL – Ku: Aqoonyahanka Soomaaliyeed -Qaybta 2aad

Mar 21, 2011
  Mar haddii ay noo caddahay in waddada nala-ku-wado aysan ahayn mid ceel ina geynaysa, balse ay tahay mid cid la’ ku dhammaanaysa; mar haddii ay noo muuqato in maalinba maalinta ka dambaysa ay xaaladda dalkeenu tahay mid ka sii daraysa oo dawyo dhaadheer ka sii dhacaysa; aanan ogsoonahay in aan cidina wax noogu maqnayn, waxna noo soo wadin; maxaa inala gudboon?  Ma daawadayaal baynu sii ahaanaynaa... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...