Home » Qoraallada Halkudhegga "xasuuq"

Boorama 1984: Xasuuqii Xabashidu ku dishey 37 Carruur ah

Apr 15, 2024
Xabashidu (Janaayo 30, 1984) weerar diyaaradeed ee ay la beegsatay Boorama waxay ku xasuuqday 37 arday oo da’doodu udhaxaysay (6-14)sano iyo 4 macallin, halka dhaawucuna kor u dhaafay 39 arday iyo 5 macalin , waxaa kaloo dadka ku nafwaayay weerarkaas kamid ahaa 4 hooyo oo xaamilooyin ahaa kuwaasi uu sugnaa MCH-ka…. Akhri… https://www.somalitalk.com/2007/sept/07sep207.html  Read More →
Halkudheg:

Maxaa ka soo baxay Kulankii Waftigii Madaxweyne Culusow iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya

Nov 29, 2012
Itoobiya waxay Soomaaliya ka caawinaysaa xagga Beeraha …. Wafti uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya (DFS), Xasan Maxamuud Culusow ayaa Arbacadii Nov 28, 2012 waxay magaalada Addis Ababa kula kulmeen ra’iisul wasaaraha Itoobiya Hailemariam. Hailemariam waxa uu sheegay in Itoobiya ay diyaar u tahay in ay caawinto Soomaaliya, gaar ahaan waxa uu xusay in Itoobiya ay Soomaaliya... 
Halkudheg:

Maxay Dowladda Federaalka uga Aamusan tahay xasuuqa ay Diyaaradaha Kenya u Gaysanayaan dadka Rayidka ah.

Jan 16, 2012
Waxaan aad uga xumahay in Qoys inta la laayo la yiraahdo Shabaab ayaan Bartilmaameedsanay, Caqligaas mid Dad loo Sheego ma ahan Mar aan saakay oo dhex qaaday qaar ka mid ah bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaan wax ka weydiiyey sida ay u arkaan xasuuqa diyaaradaha kenya ka gaysanayaan deegano ka tirsan Soomaaliya kuwaas oo ay maalin walba ku dhimanayaan dad aan waxba galabsan ayaa dadkii aan... 
Halkudheg:

Kulan lagu soo Bandhigey Sawiradii Xasuuqii Deegaanka Hosingow ee ay ka geysteen Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo ka dhacay Muqdisho

Jan 1, 2012
Iyadoo weli ay socdaan Duulaamada Diyaaradaha Dagaalka ee Dowladda Kenya ka wado qaar ka mid Gobolada Soomaaliya ayaa Kulan looga hadlayey Xasuuqii ka dhacay Tuuladda Hosingow ee Gobolka Jubadda Hoose ka dib markii Diyaaradaha Dagaalka ee Dowladda Kenya ay halkaa ka geysteen Xasuuq aad u ba’an kaasoo ay ku dhitneen ilaa iyo laba Toban Ruux oo u badnaa Caruur iyo Haween waxaa ku dhaawacmey ilaa Soddon... 
Halkudheg: ,

Ciidamada Amisom Duqeyn ay ka geysteen Muqdisho oo ku diley Lamaane Aroos ahaa

May 24, 2011
Iyadoo weli ay sii socdaan Dagaalada Muqdisho Gaar ahaa kuwa ka socda Degmooyinka Hodan iyo Howlawaadaag kaasoo u dhaxeeya Ciidamada DFKMG oo garab ka helaya Ciidamada Amisom iyo Xarakada al shabaab, waxaayna dagaaladaan soo bilowdeen Todobaadkii la soo dhaafay waxaana xaqiiqo ah in galaafteen Noloshada dad fara badan oo Rayid ahaa kuwaas oo Guryahooda ugu tagtey Madaafiicda la isku adeegsanayo. Dagaaladaan... 
Halkudheg: , ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...