Home » Qoraallada Halkudhegga "Tacsi"
TACSI: Dr.Maxamed C/qaadir Maxamed oo ku geeriyoodey Muqdisho
TACSI : WARIYE ALBASHIIR OO AABIHIISA GEERIYOODAY
إنا لله وإنا إليه راجعون
إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيئ عنده أجل مسمّى
1- Guud ahaan Odayaasha Dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed
2- Odayaasha Dhaqanka Beelaha Banaadiriga
3- Xildhibaannada Baarlamaanka Dowladda federaalka
4- Guud ahaan Xildhibaannada kasoo jeeda Beelaha Banaadiriga
5-...
Qunsul hore ee Safaaraddii Soomaalida ee Washington oo ku geeriyodey Michigan, USA
Marxuum Cabdi Cawaale Jaamac oo geeriyoodey ….
Inaali-laahi wa’inaa ileyhi raajicuun
Anagoo oo ku hadlayno magaca Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Michigan waxaan tacsi u direynaa dhammaan Qoyska, ehelka iyo Asxaaabta Marxuum Cabdi Cawaale Jaamac gaar ahaan waxaan u tacsiyeeneynaa Xaaskiisa Mudan Sahro Suleymaan, Caruurtiisa iyo ehelkiisa dunida meelo kala duwan ka jaago.
Marxuumka wuxuu lagu...
Tacsi: Caasho Jaamac Warsame Islaan oo ku geeriyootay Nairobi
Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajacuun
Dhammaan golaha qurbajoogta Puntland-Denmark, waxay tacsi u dirayaan
Guddoomiyaha golaha qurbajoogta Puntland-Denmark Cabdisalan Cali Askar
oo hooyadiis alle ha u naxariistee Caasho Jaamac Warsame Islaan ku geeriyooday
24-07-2010 magaalada nairobi ee dalka kenya. waxaana leenahay ilaah
samir ha ka siiyo dhammaan eheladii iyo asxaabtii ay ka baxday
caasho...
Marxuum Axmed Cumar Azhari wuxuu ka geeryooday saxaafadda Soomaalida.
Azhari “Wuxuu ahaa xiddig Soomaaliyeed oo ka dhex-muuqday saxaafadda dunida carabta”
Allaha u naxariistee suxufigii Soomaaliyeed ee caanka ahaa Axmed Cumar Azhari oo ku geeryooday dalka Kenya ayaa 12 July 2010 lagu aasay magalada Nairobi.
Axmed Cumar Azhari wuxuu ka mid noqday mas’uulintii wasaaradda warfaafinta ee dalka Soomaaliya, isagoo muddo dheer ahaa agaasimihii waaxda qoraallada iyo wargeysyada,...
CABDIWELI….TIIR ADAG OO DACWAD MINNEAPOLISA KA TEGEY! | w/q. Muxammad Idris Axmed
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato.
Wuxuu Qaatay Ilaahay Isagaa leh. Wuxuu bixiyana Isagaa Leh, Wax walbaana Qadar ayey leeyihiin. Ilaahay Walaalkeen Cabdiweli Maxamed Yusuf Ha u Naxariisto, Janaatul Firdoos haka waraabiyo, eheladiisiina samir allaha ka siiyo.
Warka Naxdinta lihi wuxuu igu soo duulay anigoo safara oo Nairobi Maraya, Kelmadanna waxaan qorayaa...
Tacsi: Dr. Fatxi Daahir Shiikh AAdan oo ku geeriyooday Minneapolis
TACSI
ANIGOO AH SHIIKH SAAHID MAXAMED YUSUF IYO XAASKIISA,SHIIKH MAXAMED DAAHIR GADLEEYE IYO XAASKIISA,SHIIKH AXAMED YUSUF IYO XAASKIISA,C/NAASIR AXMED GUULEED IYO XAASKIISA,CABDI BISHAAR IYO XAASKIISA,CAAMIR AADAN MACALLIN & XAASKIISA,XUSEEN XASAN GAALSHIRE IYO XAASKIISA,XUSEEN XALANE IYO XAASKIISA,XUSEEN JIIS GODAY GACALO IYO XAASKIISA,DR. MAXAMED MUKHTAAR IYO XAASKIISA,MAXAMED SAGAL IYO XAASKIISA...
Sheikh Mohamed Sayid Tantawi oo dalka Sacuudiga ku geeriyooday.
Alle ha u naxariistee waxaa xaley dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ku geeriyooday sheekhii jaamacada Al AZhar, Sheekh Maxamed Sayid Dandaawi.
Sheekh Maxamed Sayid Dandaawi waxaa uu dalka Sacuudiga u tegey si uu uga qeybgalo munaasabad abaalmarino lagu gudoonsiinayey ardey jaamacadeed, waxaana munaasabadaasi ku casumay boqorka dalka Sacuudiga Boqor Cabdallah.
Sheikh Mohammed Sayed Tantawi...
Tacsi: Marxuum Bishaar Aden Qase oo ku geeriyoodey Baardheere ee Gobolka Gedo
Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi raajicuun
Alle ha’u naxariistee waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay Arbaco, February 24, 2010 ku geeriyooday magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo marxuum Bishaar Aden Qase.
Guddoomiyaha Ururka East African Development Organization (EASTADO) Aden Axmed Coljoog oo ku hadlaya magaciisa, kan qoyskiisa, kan reer Colujoog iyo kan maamulka iyo taageere-yaasha Ururka EASTADO...
Tacsi Tiiraanyo Leh : Marxuum Cali-Mire Baliile oo ku geeriyooday Mogadisho
Jaaliyada Soomaaleed ee ku dhaqan Wadamada Denmark iyo Holland Waxay halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan ummada Soomaaliyeed , eheladii, qoyskii iyo hooyo Xabiibo Cabdi Cali, geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Cali-Mire Baliile ,oo dhowaan ku geeriyooday Magaalada Mogadisho waxayna leeyihiin Samir Iimaan . Inaa Lilaahi Waa inaa Ileyhi Raajicuun.waxayna kala yihiin dadka diraya Tacsida...
Sheikh Maxamed-Rashaad oo ku Geeriyoodey Xajka, Allah ha u Naxariisto
Sheikh Maxamed-Rashaad Macallin oo ah Sheikh Soomaaliyeed oo caan ku ahaa fidinta diinta Islaamka ayaa Maanta (Carafo) ku geeriyoodey Xajka.
Sheikh Maxamed-Rashaad Macallin Allah ha u naxariistee waxa uu ku geeriyoodey Mina.
Sh. Maxamed-Rashaad waxa uu deganaa magaalada Ottawa ee magaalo madaxda dalka Canada, halkaas oo uu iimaan ka ahaa masjid ku yaal magaaladaas.
Waxa kale oo Dr. Maxamed-Rashaad...
Tacsi: Ayeeyo Xaaliyo Mohamed
1 aabe abdi said ahmed
2 hooyo iftin haji mohamud
3 eng mohamed abdi said sagac
4 mohamud abdi said sagac
5 farxiyo abdi said sagac
6 juweriyo abdi said sagac
7 jamiilo abdi said sagac
8 jamac madaxay
9 cabdale jamac madaxay
10 zahid jamac madaxay
11 abti ahmed xaaji mohamud
12 abti osman haji mohamud
13 abti issa haji mohamud
14 abti yusuf haji mohamud
15nurdin osman haaji mohamud
16 sam sam...




