Home » Qoraallada Halkudhegga "musharrax"

Rasaas dad ku dhinteen oo lagu Furey Dadweyne u Banaanbaxayey Musharaxa Maxamed Cabdulaahi Farmaajo

Aug 9, 2012
Ciidamo la sheegey in ay ku labisnaayeen Dareyska Ciidamada Dowladda KMG ayaa Barqanimadii Maanta (Khamiis) rasaas ku Riday si ay u kala eryaan Dad banaanbax ka dhigayay Barxadda Weliyow Cadde ee Taalada Siyidka ee Magaalada Muqdisho. Mashaqadan ayaa timi ka gadaal markii uu halkaa soo gaaray gaari Tiknika ah oo ay saaran yihiin Ciidamadamo kuwaasoo doonayay in ay kala kaxeeyeen dadkii halkaa ku banaan... 
Halkudheg: ,

Yaasiin Maaxi oo si rasmi ah ugu dhawaaqay musharraxnimadiisa Madaxweynenimada Soomaaliya

Jul 10, 2012
Siyaasiga Yaasiin Maaxi Macallin ayaa musharaxnimadiisa madaxweynenimada Soomaaliya kaga dhawaaqay Magaalada Katrinholm ee dalka Sweden, isagoo xafladdii musharaxnimadiisa ka sheegay in haddii la doorto uu isbedel ku sameyn doono Soomaaliya. Halkan ka daawo Sawirada Munaasabadda uu Yaasiin Maaxi uga dhawaaqay musharaxnimadiisa ayaa waxaa ka qeybgalay dad aad u faro badan oo ka kala yimid dalalka Ingiriiska,... 
Halkudheg:

Musharaxa Madaxweynaha Xaaji Maxamed Yaasiin oo eedeyay saxiixayaasha Roadmap-ka.

May 19, 2012
Musharaxa madaxtimada Soomaaliya u taagan Xaaji Maxamed Yaasiin ayaa sheegay in saxiixayaasha heshiiskii qariiradda kala wareega (Road Map) ay faraha kula jiraan odayaal dhaqameedyada ku shirayay magalada Muqdisho. Isagoo ka hadlayay shir jaraa’id uu ku qabtey magalada Nairobi, waxa uu Xaaji Yaasiin sheegay in xubnaha saxiixay heshiiska uu ku jiro hami siyaasadeed, isla markaane ay doonayaan ku cadaadinayaan... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...