Home » Qoraallada Halkudhegga "MSF"

Qaxooti Soomaaliyeed oo ku go’doonsan Xero Qaxooti oo ku Taal xuduudda Liibiya iyo Tuuniisita

May 30, 2011
MSF: WAR-SAXAAFADEED Qaxooti Soomaali ah oo ka mid ah dadka ku go’doonsan xerada Shousha BEN GARDANE/GENEVA, 26 Maajo 2011 – Iyada oo ay ka sii dareyso rabshadda ka taagan xero qaxooti oo ku taalla xuduudda Tuniisiya-Liibiya, ayaa Dhakhaatiirka Aan Xuduudda Lahayn/Médecins Sans Frontières (MSF) waxaa welwel geliyey xaaladda qaxootiga ku lug go’an xerooyinka ku-meelgaarka ah ee ay rabshadduna... 
Halkudheg:

Heerka nafaqo-darrida oo si aad ah u kordhay gobolka Jubbada Hoose, Soomaaliya

Jun 17, 2010
Tirada carruurta nafaqo-darridu hayso ee lagu dawaynayo Cusbitaalka Mareerrey ee gobolka Jubbada Hoose ayaa si aad ah u soo kordhayey toddobaadyadii la soo dhaafey, ayaa uu yiri ururka caafimaadka ee Medecins Sans Frontieres (MSF). “MSF hadda waxay ku daawaynaysaa rugteeda nafaqynta carruur bukaan-jiif iyo bukaan-socod isugu jirta oo tiradoodu gaarayso 750 ” ayuu yiri Kaaliyaha Isuduwaha Caafimaadka... 
Halkudheg:

MSF oo Jowhar ka furtey Waaxo Cusub oo wax looga qabto Qaaxada

Jun 11, 2010
Ururka bani’aadamnimada ee caafimaadka ee Médecins Sans Frontières (MSF) ayaa 5tii Juunyo waaxo cusub oo lagu daweeyo qaaxada ka furey laba ka amid ah xarumiha caafimaadka ee uu ku leeyahay Gobolka Shabeellaha Dhexe. Waaxahan cusub waxa ay bixin doontaa adeegyo lacag la’aan ah oo tayo leh, oo ay ka mid yihiin baaritaan, daaweyn oo la siiyo bulshooyinka ku nool degaannada ku hareereysan mahaddaay... 
Halkudheg:

Moqdisho: 52 haween iyo caruur ku dhaawacmay duqayn aan kala sooc lahayn oo aan loo meel dayin ayaa lagu qaabilay isbitaalka Dayniile

Feb 3, 2010
WAR SAXAAFADEEDKA MSF -SOMALIA  Nairobi, 3rd February 2010 -Inta uu soconayay Dagaalka kharaar oo mar kale ka dhacayay casimada Somaaliya ee Muqdisho,Ururka samafalka caafimaad ee Dhakhaatiirta aan Xuduuda Laheyn ee MSF ayaa ku qaabilay isbitaalka ku yaala nawaaxiga Dayniile 89 rux  qabo dhaawacyo ay sababeen duqaymo, intii u dhexaysay 29-kii January iyo 2-dii bishan Febuary. Tiraadaasi oo ay ka... 
Halkudheg:

Inkastoo Iska-hor-imaadyo jireen, MSF ayaa sii wadda hawlihii ay ka waday gobolka Galgaduud

Jan 6, 2010
Dhakhaatiirta aan Xuduuda Lahayn (MSF) ayaa wadaa howlihii ay ka waday Dhuusa Mareeb in kastoo ay sii kordhaysay amaan darida halkaas ka jirto oo ay sababeen dagalaadii ka dhacay sabtidii 2-da bisha January 2010.  Xaalaado Abaaro ba’an awgeed ayay MSF bilowday biyo qeybin 23-kii December  si ay u daboosho baahida dadka ku nool tuulooyinka ku haree-raysan Dhusa Mareeb iyo Guri Ceel ee gobolka Galgaduud... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...