Home » Qoraallada Halkudhegga "Kampala"

Kampala: Aqoon Isweydaarsi Ku Saabsan Kaalinta Ardayda Ee Nabadaynta iyo Dibu Dhiska oo Lagu Qabtay Uganda

Sep 20, 2011
Kampala: Aqoon is weydaarsi Hal ku dhigiisu ahaa Kaalinta Ardayda Somaliyeed kaga Aadan Nabadaynta iyo Dibu-Dhiska Dalka ayaa waxaa maalintii Axaddii Lagu Qabtay Magaalada Kampala ee Xarunta Dalka Uganda. Halkan ka daawo sawirada Aqoon Isweydaarsiga oo ay soo Qaban Qaabiyeen Ururka Ardayda Somaliyeed ee Dalka Uganda ee Marka Magiciisa la soo Gaabiyo Loo Yaqaan (SSU), Ayaa waxaa ka soo Qayb galay Arday... 
Halkudheg:

Uganda: Kulan ay isugu yimaadeen Beesha Wacaysle Abgaal

Sep 20, 2011
Kulanka oo looga hadlayey iskaashiga iyo horumarinta iyo Wax la qabsiga Beelaha Hiraab oo manta ka dhacay magaalada Kampala ee Caasumada Dalka Uganda Shirkani oo ahaa mid si weyn loo soo agaasimay islamarkaasina ay ka soo qeybgaleen dhamaan beesha Wacaysle Abgaal ayaa waxa ay ahmiyadiisa ahayd wax la qabsiga beelaha Hiraab iyadoo gundhig ay u tahay beesha Mudulood ayaa lagu qabtay Hoteelka weyn ee... 
Halkudheg:

Bayaan kasoo baxay shir ka dhacay Kampala.

Jun 30, 2011
Bayaan ka soo baxay shir ay yeesheen qaar ka mid ah Duubabka, dhaqanka iyo culumaa udiinka Soomaaliyeed ee lagu qabtay Magalad Entebbe, Uganda, 24‐26 Juun 2011.  Read More →
Halkudheg:

Shir Dib u Heshiisiin Soomaaliyeed oo lagu qaban doono Kampala, Uganda?

Oct 29, 2010
Maxaa ka jira in Beesha Caalamka ay wado Qorshe lagu Abaabulayo Shir dib u heshiisiin Soomaaliyeed oo Cusub… Markii is mariwaagu dhex maray madaxda sare ee dowladda federaalka isla markaana uu weli codka kalsoonida uusan helin Ra’isul Wasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Max’ed C/llaahi Farmaajo ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in beesha caalamka ay wado qorshe lagu qabanqaabinayo shir... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...