Home » Qoraallada Halkudhegga "Badda"
UN role in Somalia comes under fire
UN role in Somalia comes under fire
By Saeed Shabazz -Staff Writer- | Last updated: Sep 7, 2009 – 7:04:37 AM
UNITED NATIONS (FinalCall.com) – The UN Secretary-General’s special representative to Somalia, Ahmedou Ould-Abdallah has not answered reporters’ questions concerning his involvement in the crafting of a 15-page “Memorandum of Understanding” that would give Kenya...
Somali Continental Shelf Filing Rejected by Parliament Has Norway “Embarrassed,” UN Admits
Somali Continental Shelf Filing Rejected by Parliament Has Norway “Embarrassed,” UN Admits
By Matthew Russell Lee
Source: http://www.innercitypress.com
UNITED NATIONS, August 31 — The Somali parliament recently voted over 90% against a deal cut by UN envoy Ahmedou Ould-Abdallah, using Norwegian assistance, to make a joint Kenya – Somali filing about the Somali people’s...
Sh. Shariif oo ka gows qabsaday go’aankii Baarlamaanka
August 07,2009 ayaa Madaxwaynaha DFKS Mudane: Sheekh Shariif Sh. Axmed wuxuu waraysi kusiiyey Magaalada Nairobi Wariyaha idaacada British Broadcasting Corporation (BBC) Abdirizak Haji Atosh, waraysigaas oo dheeraa ayaa waxaa ka mid ahaa in wax laga waydiiyey Heshiiskii Badda ee dhexmaray Soomaaliya iyo Kenya ee loogu yeeray ama loo yaqaan Is-afgarad.
Marka laga yimaado shakiga iyo walaaca Saxaafadda...
Goaankii Taariikhiga ahaa ee Baarlamaanku gaaray Aug 01
Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya oo Cod Aqlabiyad ah ku diidey Heshiiska Badda ee Soomaaliya iyo Kenya
SomaliTalk.com | August 1, 2009
Kulankii baarlamaanka waxaa soo xaadiray 347 xildhibaan..
Saddexda qodob ee loo codeeyey:
IN LA DIIDO IS-AFGARADKII: In Is-afgaradkii Xukuumaddu la soo gashay Dawladda Kenya in la diido oo arrintaas laga dhigo waxba kama jiraan, oo la yiraahdo xukuumada is afgaradkii...
Baarlamaanka DFKMG iyo Heshiiska Badda
Dowlada FKM oo Baarlamaanka Waydiisatay inay ansixiyaan Heshiiskii Kenya ay la gashay (Isniin July 27, 2009)
Muqdisho:Somalitalk: Maanta ayaa Baarlamaanka Kumeelgaarka ah shir aan horay loo sheegin oo ay isugu yimaadeen ayaa DFKM waxay ku codsatay in Baarlamaanku an sixiyo heshiiskii Dowladu Kenya la gashay. ” fadhi aan horay loo sheegin oo aan maanta yeelanay Madaxweyne Sh Shariif-na kasoo qaybgalay...




