Home » Qoraallada Halkudhegga "Amiin"
Shariif, Mar Kasta Ma Qob Moosaa Laguu Dhigayaa!! | Amiin Yuusuf
Nin odey ah oo si aad ah ula socda xaaladda Soomaaliya ayaan wax ka weydiiyey Madaxweyne Sheekh Shariif oo ay u buuxsantay mudo hal sano ah markii la doortey , waxa uuna hadalkiisii ku bilaabay. “Qiyaasta lagu cabiro rabitaanka Shacabka, Sheekh Shariif haddii aad ku ogeyd 95%, maanta hoos ayay u dhacday qiyaastaasi waxayna mareysaa 30%”, waxaaan weydiiyey waxa uu sidaas u leeyahay, waxa uuna yiri...
Website-yada Qaar Nooc Isbaaro Cusub | Amiin Yuusuf
Warbaahinta waxaa Aasaas u ah saddex tiir oo kala aha Jaraa’id oo ah akhris iyo Idaacad oo ah dhageysi iyo Tv oo ah Daawasho, mid walibana si gaar ah ayuu u taagan yahay hase yeeshee markii soo ifbaxeen Technologiyadda Casriga ah ayaa saddexaad waxaa isku darsaday Web-Site oo yeeshay qaybihii Akhriska, Dhageysiyga iyo Daawashada.
Website-yada Soomaaliya oo marba marka ka dambeysa sii...
Mustaqbal ku Socda Qoys iyo Calan | Amiin Yuusuf
Mustaqbal ku Socda Qoys iyo Calan.
Waxaa maalmahan ummadda Soomaaliyeed aad u hareeyey si weyna loo hadal yahay Calanadda kala duwan ee ka soo ifbaxay wadanka Soomaaliya, meelaha dadka isugu yimaadaan ayaa waxaa ka jira guux ku aadan Calanada cusub ee qolo waliba suratay deegaanka ay gacanta ku hayso, dadka qaarkii ayaa leh “War Calankii Soomaaliya ee Buluuga ayaa dhalay Calanada Cusub ee aad aragtaan,...
Puntland: Dulmi Diidow Dulmi Doon ha noqon | Amiin Yuusuf
Markii la riday Dowladdii Max’ed Siyaad Barre, waxaa Jabhaddii xukunka ka riday Max’ed Siyaad Bilaabeen xiligaasi in ay qabiil qabiil u dagaalamaan taasina waxay keentay in dad aan waxba galabsan la laayo, “Waxaan arkay isaga oo taar ku hadlaya ee waa in la dilaa”, “Waxaan arkay isaga oo madfac hogaaminaya ee ha la dilo”, “Waxaan arkay isaga oo la shiraya kooxo faqash ah sidaasna...
Burcad Badeeda iyo Hindise Cusub | Amiin Yuusuf
Wax badan baad maqashay Markab laga leeyahay Wadanka hebel oo wata calanka wadankaas ayaa laga soo afduubay meel xeebta Soomaaliyaga ka baxsan 1000 Km. Burcaddii ayaa waxaa la siiyey lacag madax furasho ah oo gaareysa dhowr Malyan, waxaa fashilmay heshiis u dhexeeyey shirkadda la lahayd Markabka iyo kooxda Burcad badeeda ah ,waxaan dhibaato loo gaystey shaqaalihii Markabka, waxaa la fashiliyey weerar...
Jinnigeygaa Neceb!! | Amiin Yuusuf
Jinnigeygaa Neceb!!
“Naa Walaalay maalmahan kuuma bogin wajigaaga si-si ayuu ila yahay ee maxaa kugu dhacay”, waxay ku jawaabtay “Naa waa runtaa ayaantaan ma fiicni, haddii aan runta kuu sheegana ninkii aan isqabnay ayaan kala tagnay”, Gabadhii kale ayaa inta ay naxday waxay tiri “Ninkii wanaagsanaa ee deeqsiga ahaa , Bashaashka ahaa ee Deriska amaaneyn ee aad kuu jeclaa miyaad kala tagteen?”,...
Dameero Dacwo Ah | Qore: Amiin Yuusuf
Dameero Dacwo Ah.
“Waxaan ku soo baxay buuq iyo sawaxan, markaan u kuurgalayna waxaan ogaaday in ay meesha isku haystaan Haweenay iyo Ninkeeda, Haweeneyda ayaa waxay ku doodeysaa “Ninkaan Dameerka ayuu silcinayaa, waxaana ogaaday in marka uu galo aagga ay ka taliyaan Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin in uu Liijaanka ka furo ,Dameerka marka uu ka soo baxna dib ayuu ugu celiyaa wuxuuna dhigtaa Liijaan...
Suudaan: Dal Isku Tashaday | Amiin Yuusuf
Suudaan: Dal Isku Tashaday
1992-dii ayaa dalka Suudaan waxaa lagu soo rogay cunaqabateyn dhinaca dhaqaalaha ah iyo waliba dhinaca siyaasadda, hase yeeshee dalka Suudaan oo ka mid ah dalalka ugu waaweyn qaaradda Afrika ayaa cunaqabateyntaasi waxa uu kaga gudbay midnimo guud iyo isutashi, waxayna halkudhig ka dhigteen (Waxaan Beerano Waa inaan Cunaa, Waxaan Sameysanana waa inaan ku Labisanaa), waana...
Xiriirka Soomaaliyeed ee K/cagta waxqabadkiisu waa mid muuqda oo aan la inkiri Karin
Xiriirka Soomaaliyeed ee K/cagta waxqabadkiisu waa mid muuqda oo aan la inkiri Karin
SAWIRADA Halkan ka daawo GUJI
Markii 12-kii Maarso ee sanadkii 2007 Guddomiyaha Xiriirka K/cagta loo doortay Siciid Max’ed Nuur (Mugaanbe) kadib markii ay kullan isugu yimaadeen guddiga fulinta Xiriirka Soomaaliyeed sidoo kalana ay kullan isugu yimaadeen Guddoomiyayaasha Kooxaha ayaa xiligaasi marka laga soo...