Home » Warar

Waraysi: Gudoomiyaha Olonnbikada Soomaaliya Cabdullaahi Axmed Tarabi

Apr 28, 2013
“2006-dii, Waxaan Sameynay Shan Zoon, Waa Bannaadir, Jubooyinka Hoose, Alto Jubba meeshii la dhihi jirey, Goboladda dhexe Jowhar ilaa iyo Galgaduud iyo North East, Wali Somaliland Kuma Darin… Annagu Ma Nihin Sidii Siyaasiinta Camal”!  Read More →

Fadhigii Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Hor Istaagey Mooshin ay u soo Gudbiyeen Qaar ka mid ah Xildhibaanada Barlamaanka.

Apr 27, 2013
Qaar ka mid ah Xildhibaanada oo ay ka muuqtey Caro weyn ayaa waxay sheegeen in Baarlamaanka uusan dhexdhexaad ka ahayn arrimaha Siyaasada Soomaaliyeed waxayna sheegeen in Mooshinkaas ay dib u soo celin doonaan…  Read More →

Madaxweynaha DFS oo Booqasho Degdeg ah ku tegey Mombasa, Kenya

Apr 27, 2013
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa manta oo ah Sabti (April 27, 2013) waxa booqasho degdeg ah waxa uu ku tegey magaalada Mombasa, waxaana booqashadaas warsaxaafadeed ka soo saaray xafiiska madaxtooyada ee Villa Somalia.  Read More →

Kooxda Xiriirka Caalamiga ee Qaabilsan Soomaaliya oo Ku Andacootey in Badda Soomaaliya aysan Xadeysneyn

Apr 26, 2013
Ayadoo la ogyahay in Dowladdii hore ee Soomaaliya Xiligii ay Dalka ka ariminaysay Badda Soomaaliya ay jirtay Xad loo sameeyay ayaa hadalkaan ka soo yeeray Contact Group waxa uu noqonayaa mid cusub oo ay tahay in ay ku Baraarugaan Bulshada Soomaaliyeed iyo Madaxda Dowladdu.  Read More →

Hayadaha Qaramada Midoobey iyo Bulshada Rayidka oo Kulan Hordhac ka yeeshey Shirka London

Apr 26, 2013
Waxaa Xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho ka dhacay kulan hordhac u ahaa Shirka la filayao in uu Dhawaan ka dhaco Magaalada London , waxaana Kulankaas ka qaybgaley Xubno ka socdey Hayadaha Qaramada Midoobey ee Qaabilsan Dhinaca Baniaadanimada, Hayadaha Samafalka ee ay leeyihiin Dadka Soomaaliyeed kuwaas oo ka shaqeeyaha Gudaha dalka, Xubno ka socdey Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Dowladda Soomaaliya,... 

W.Maaliyadda oo saaka dalka dib ugu soo noqday kana war bixiyey shirkii IMF-ta ee Washington ka dhacay

Apr 26, 2013
Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Xasan Sulaymaan iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu ka soo qayb galeen shirkii Hay’adda Lacagta Aduunka IMF oo ka dhacay magaalada Washington ee dalka Maraykanka.  Read More →

Xarakada Al-Islaax oo Warsaxaafadeed ay soo Saartay ku Beenisay in Ururkooda uu la Midoobay Urur kale

Apr 25, 2013
War-Saxafadeed ay Xarakada Al-Islaax ee Soomaaliya ay soo saartay ayay ku sheegtay inaysan jirin wax Urur ah oo ay la Midoobeen, iyagoo war arrintan ku saabsan oo maalmo ka hor kasoo baxay Muqdisho ku tilmaamay mid been abuur ah.  Read More →

Shiikh Shakuul oo si Kulul u Beeniyay in Shirkii Kismaayo ay Hoosta ka Riixeyso Dawladda Kenya

Apr 24, 2013
Shiikh Maxamed Ibraahim Shakuul oo ka mid ah Musharixiinta u taagan Madaxtinimada Jubba land ayaa ka hadlay hawlaha Doorashooyinka iyo Shirkii ka socday Magaalada Kismaayo.Siyaasigan ayaa sheegay in Dawladda Kenya aysan wax shaqa ah ku lahayn Hawlihii Shir weynihii Kismaayo iyo Doorashada iminka la sugayo in dhawaan halkaa lagu soo doorto Hogaanka Jubba Land.  Read More →

Xog la Xiriirta Sababaha keeney in uu Qabsoomi waayo Kulankii Baarlamaanka Federaalka

Apr 24, 2013
Iyadoo Maalmahaan uu Dardar ku socdey Kulamadii Baarlamaanka ee Dowladda Federaalka kaasoo Su’aalo lagu weydiinayey qaar ka mid ah Wasiirada Dowlada ayaa Kulankii Shaley ee la doonayey in looga hadlo Heshiiski Dhawaan Dhexmarey Dowlada Federaalka iyo Maamulka Soomaaliland ee ka dhacay Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga waxaana Kulankii Shaley uu ahaa mid u baaqdey Kooramka ka dib marki ay soo Xaadiri... 

Soomaaliya: $50,000 ayaa lagu abaal marinayaa soo gudbinta xogta la xiriirta dambiilayaasha bartilmaameedsada suxufiyiinta Soomaaliyeed

Apr 23, 2013
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Fedaraaliga ah ee Soomaaliya muddane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta si kulul u cambaareeyay dilkii foosha xumaa ee loo gaystay Wariye Maxamed Ibrahim Raage oo koox hubaysani ku dileen xaafada Dharkeynley ee duleedka Muqdisho, fiidnimadii Axada. Wariyaha ayaa kamid ahaa suxufiyinta Telefeshinka iyo Idaacada Qaranka Soomaaliyeed.  Read More →

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka oo si weyn uga Caroodey Hadalki Wasiirka Arrimaha Gudaha uu ku Difaacey Maxaabiistii la laayey

Apr 22, 2013
Waxaa Xarunta Golaha Baarlamaanka ee Dowlada Federaalka Su’aalo lagu weydiiyey Wasiirka Arrimaha Gudha iyo Amniga Qaranka Cabdikariim Xuseen Guuleed Su’aalahaas oo u badnaa Arrimo la Xiriira Amaanka Dalka iyo Maxaabiis Bishii Maarso 12 ee tagtey kuwaas oo laga la baxay Xabsiyada ay Maamulaan Ciidamada Nabadsugida ee Magaalada Muqdisho , wuxuuna wasiirka uu sheegey in Magaalada Muqdisho iyo Gobolada... 

Meydkii Marxuum Dr. Cumar Cusmaan Raabeh oo la geeyey Jabuuti

Apr 20, 2013
Dr. Raabeh waxa uu sannadkii 1946 ku dhashay Jabuuti, waxana uu Arbacadii April 17, 2013 ku geeriyoodey magaalaad Qaahira ee dalka Masar.  Read More →
Halkudheg:

Nin Diinta Kirishtaanka ku Faafinayey Deegaanada Maamulka Soomaaliland oo la Masaafuriyey

Apr 20, 2013
Ugaas Aweys Shiikh Xuseen Huneero oo ka Digay Dagaal Sokeeye oo Kismaayo ka Dhaca Mar Kale. Golaha Guurtida ee Beelaha Jareer Weyne ayaa Kulan ay isugu yimaadeen waxa ay kaga hadleen Xaaladaha Soomaaliya Siyaasad ahaan, Dhaqaale ahaan iyo Bulsha ahaanba waxaana Gabagabadii Kulanka ayaa waxaa Warbaahinta la hadlay Guddoomiyaha Golaha Guurtida Beelaha Jareer Weyne Ugaas Aweys Shiikh Xuseen Huneero oo... 

Dr. Raabe wuxuu ahaa halyey Soomaaliyeed

Apr 20, 2013
Ilaahay ayaa mahad dhamaanteed u sugnaatay, nabigiisa Maxamedna korkiisa nabadgalyo iyo naxariis ha ahaato. Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, ilaahay wuxuu qaato isagaa iska leh wuxuu bixiyana isagaa iska leh, waxkastana agtiisa waxay ku leeyihiin xili go’an. Anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan dhamaan Soomaalida wadaniyiinta ah meealay joogaanba shanta Soomaaliyeed, waxaan halkaan tacsi uga... 

Madaxweynaha DFS oo Burcad Badeedka kaga hadlay Khudbad uu ka jeediyey Shirka loogu magac daray “Tana Forum” ee Itoobiya

Apr 20, 2013
“Waxaan ognahay in Burcad badeeda ay dhaqaalaha aduunka wax u dhintay. Beesha Caalamkana waxey wadaan ka hortagidda Burcad Badeedda. Laakin waxaa muhiim ah in la ogaado in arinkaas uu suurta gal noqon karin haddii aan la helin Soomaaliya oo nabad ah.” Ugu danbeyntii, Madaxweynaha ayaa wuxuu kula dar-daarmay madaxda Afrika in Afrika ay masuuliyad iska saarto amnigeeda. Dowladda Soomaaliyana ay dadaal... 

Shan Cashar oon aan Dr. Raabi Ka bartay!

Apr 20, 2013
Innaa Lillaahii waa innaa Ilaahi raajicuun. Ilaahey ha u naxriisto Dr. Raabi, samir iyo Iimaan Ilaahey hanaga siiyo dhammaanteena waa uu naga dhintay. Jannaatul Fardowsa Ilaahey ha ka waraabiyo. Soomaalida shaqsiga halyayga ah oo watarka badan waxay yiraahdaan: ” Ma dhimmanee waa dhuuntay”. Waxaa loola jeedaa muuqaalkiisa ayaa la waayey laakiin wuxuu qabtay ayaa la harsan doonaa (sadaqa... 

Madaxweynaha DFS oo Itoobiya kaga qayb galaya Shir loogu magac daray “Tana Forum”

Apr 20, 2013
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa tegey Itoobiya si uu uga qayb galo shirka loogu magac darar ” Tana Forum.” Waxaana safarkaas warsaxaafadeed ka soo saaray xafiiska MDFS, uwarsaxaafadeedkaas oo u qornaa sidan:  Read More →

Bayaankii Culimmadu kasoo saartay Nadwadii 11-aad ee ka socotay Masjid Rowda

Apr 19, 2013
Culimmada oo bayaan koodii ugu baaqay ummadda Soomaaliyeed maamul iyo shacaba inay midoobaan. Waxaa caawa oo taariikhdu tahay 8-da Jamaaduthani 1434H- 18/04/2013 kusoo gabagaboobay Masaajidka Rowda ee magaalada Boosaaso ee Puntland, Nadwo cilmiyeed socotay afar habeen, cinwaan keeduna ahaa“ Islaamka iyo u Xaglinta Qabyaalada” Nadwadaas ayaa ka hadlaysay Qabyaalada noocyadeeda, sida; muuqaaladeeda,... 

Guddiyada Cadaalada iyo Garsoorka iyo Guddiga Amaanka oo Baarlamaanka Warbxino ka Dhageystey

Apr 18, 2013
Fadhiga Baarlamaanka oo maalmahanba waday dhagaysiga Warbixino ay soo gudbinayeen Guddiyada Baarlamaanka ayaa Arbacadii waxaa warbixinadooda la dhagaystay Guddiyda Baarlamaanka ee Cadaaladda iyo Garsoorka. Ugu horeynba waxaa halkaa warbixino ka soo jeediyay Guddiga cadaaladda oo u jeedkiisu ahaa ahaa warbixino ay ka soo diyaariyeen Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho.  Read More →

Qoys isku Haystey Dhaxal oo ku Geeriyoodey Weerarkii lagu qaadey Maxkamada Gobolka Banaadir.

Apr 17, 2013
Qoyska oo ka koobnaa Afar Qof ayaa waxay Maxkamada u tegeen sidii loogu qaybin lahaa Dhaxal la sheegey in ay isku haysteen , waxaana lagu waramey in Qoyskaas ay Taagnaayeen Iridda Hore ee laga galo Maxakamda , waxayna ku Wada Geeriyoodey Qaraxii ugu horeeyey ee ka dhacay Maxkamada Horteeda.  Read More →

Taliyihii Ciidamada Booliska oo Warqadii Iscasilaada u Gudbiyey Madaxweynaha Dowlada Federaalka.

Apr 17, 2013
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Generaal Shariif Shiikhunaa Maye ,ayaa Warqadii Iscasilaada u Gudbiyey Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud Sida ay baahiyeen Qaar ka mid Warbaahinta ee Magaalada Muqdisho, Ilaa iyo hada lama garanayo Sababta uu isku Casliyo Taliyaha Ciidamada Booliiska hase yeeshee Warar ayay sheegey in ay la xiriirto Ariimo ku saabsan Amaanka Magaalada Muqdisho ka... 

Ra’iisul Wasaaraha oo Booqday Goobtii Qaxyadu Ka Dhaceen Iyo Dhaawacyadii La Geeyey Isbitaal Madiina

Apr 16, 2013
Waxa booqasho ku tagay maxkamadda gobolka Banaadir oo ahayd udub dhaxaadkii qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha iyo xubnihii la socday ayaa sidoo kale booqasho ku tagay isbitaalka Madiina oo lagu dabiibayo dhaawacyadii ka dhashay qaraxyadii fulaynimada ahaa ee kooxaha nabad diidka ah ay ku soo qaadeen maxkamadda gobolka Banaadir.  Read More →

Nadwadii cilmiga ahayd ee 11-aad oo caawa ka Bilaabatay Masjidka Al-rowda ee Magaalada Boosaaso

Apr 16, 2013
Nadwadii sanadlaha ahayd ayaa caawa ka bilaabatay masjidka Al-rowda ee magaalada Boosaaso, cinwaanka guud ee nedwada ayaa sanadkan ah “ Ismaamka iyo Qabyaaladda” waxaana ka qaybgelaya qaar kamid ah culimaa’uddiinka waaweyn ee dalka. Nadwadan oo ah tii 11-aad, waxaa soo qabanqaabiyey mu’assasada Al-minhaaj oo ah hay’ad ku hawlan fidinta diinta iyo horumarinta arimaha bulshada.  Read More →

Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo cambaareeyey dilka Weriye Habeeb iyo Labadii Garyaqaan ee difaaci jirtay saxaafadda

Apr 14, 2013
Cambaarayn dilkiii weriye Maxamed Xasan Xabeeb iyo Prof. Maxamed Maxamuud Afrax oo ahaa Guddoomiyaha Golaha Qareenada Soomaaliyeed iyo Avv. Cabdikariin Gorod oo labadoodaba lagu xasuusto dadaalkii ay u galeen sii deynta Kiiskii weriye Cabdicasiis Cabdinuur Ibrahim iyo gabadhii dhibanaha ahayd.  Read More →

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Sheegay Inaan Laga harayn Fal Toogasho oo Ciidamada itoobiyaanku Shalay ka gaysteen Magaalada beled Weeyne.

Apr 14, 2013
iyo Warar Goos Goos ah oo ku saabsan Soomaaliya iyo In ka Badan Labataan Sano Kaddib Hay’adda IMF oo Oggolaatay Xubinimada Soomaaliya. iyo Somaaliland oo sheegtey in aysan Gorgortan ka geli Doonin Gooni isku Taagooda .  Read More →