Home » Warar
Cabdiqaasin Salaad Xasan oo Markii u Horeeyay ka Hadlay Xaaladda ka taagan Magaalada Kismaayo ee Jubada Hoose
Madaxweynihii hore ee Somaliya cabdiqaasin Salaad Xasan oo iminka ku sugan magaalada Qaahira ee Waddanka Masar oo waraysi siiyay Idaacadda VOAda laanteeda Afka Soomaaliga ayaa ka hadlay arrimo fara badan oo ay ka mid tahay Xaaladda Gobolada Jubbooyinka.
Read More →
Hay’adda Hormuud Telecom Foundation oo Barnaamij Shaqo Abuur ah u Sameysey qaar ka mid ah Naafada.
Hay’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa fulisay Mashruucii ugu Horeeyey kaasoo shaqo loogu Abuurayo qaar kamid ah Dadka Naafada ah ee ku Nool Dalalka. Mashruucaan ay fulineyso Hay’ada Hormuud Telecom Foundation ayaa waxaa ka Faa’iideystay 20 Qofood oo Naafada Garguuratada ah.
Read More →
Madaxda Soomaliya iyo Japan oo ku heshiiyey in la xoojiyo xiriirka labada dal
Warsaxaafadeed:
Yokohama – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Japan, kulankan oo ka dhacay magaalada Yokohama iyadoo isla maantana uu dhici doono Shirkii Soomaaliya oo ay labada mas’uul wada shir-guddoominayaan.
Read More →
Urur-siyaasadeedka Midnimo oo si kulul uga jawaabay hadalkii Wasiirka War-faafinta Puntland
“Cadde Muuse waxa uu yahay madax-weynihii Puntland ee markii uu xilka ka dhamaadey si nabad ah u qabtey doorasho xalaal ah…” warsaxaafadeedka urur siyasadeedka Midnimo
Read More →
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Magaciisa Lagu Samaystay bog Twitter oo Been Abuur ah
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Warfaafinta Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa tibaaxay in magaca guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya si been abuur ah loogu samaystay bog Twitter ah, “ayadoo bogaasina ka sakoow xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka loo isticmaalay Sawirkiisa”. Hoos ka akhri warsaxaafadeedka.
Read More →
Howgalka Ciidamada: Waa Mid Tiin-Tiin loogu Abuurayo Dowladda.
Howgalka Ciidamada Dowlada ayaa dadka qaarkood waxay Aaminsan yihiin in uu yahay mid Nacayb loogu Abuurayo Dowlada Federaalkaa…
Waqti Saq Dhexe ayaa Maqley Rasaas goos goos ah , inta soo toosey ayaan hoosta waxaan iska iri “Tolow Caawa sidee wax u jiraan Xaafadaan waxay ahayd Xaafad Nabdoon oo inta aan degenaa aysan wax ka dhicin
Read More →
Ra’iisul Wasaaraha ayaa si rasmi ah u furay wajigii labaad ee talaalka cudurka Dabaysha
Cudurka dabaysha oo laga ciribtiray Soomaaliya sanadkii 2007 ayaa waxaa horaantii bishaan aan ku jirno laga soo sheegay afar xaaladood oo cusub magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo. Waxaana sidoo kale baaritaan lagu sameeyey 400 oo qof ilaa iyo hada la xaqiijiyey in 30 kamid ah looga shakisan yahay cudurka dabaysha.
Read More →
Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Xafiiska Ku Qaabilay Ergeygii QM Ee Arrimaha Soomaaliya Augustine Mahiga
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Wafdi ka socday QM oo uu hogaaminayey ergeygii hore ee arimaha Soomaaliya u qaabilsanaa QM Danjire Augustine Mahiga.
Read More →
Shirkadda Muqdisho Taxi Company oo laga Hirgeliyey Magaalada Muqdisho
Munaasibad si heer sare ah loo soo Agaasimay isla markaana lagu soo ban dhigay Tagaasi Cusub oo ay leedahay Shirkad Cusub oo la magac baxday Mogadisho Taxi Company ayaa ka dhacday Magaalada Muqdisho.Munaasibadan oo ay ka soo qayb galeen Ganacsato Shirkado iyo Marti Sharaf kale oo halkaa lagu Casuumay ayaa waxaa Khudbado ka soo jeediyay Xubnihii ka soo qayb galay Munaasibaddaas.
Ugu horeynba
Read More →
Maamulka shirkaadda Golis oo kulan ku yeeshay Bosaaso
Maamulayaasha xafiisyada shirkadda Golis ee gobolada iyo maamulka xarunta dhexe (HQ) ayaa kulan wada-tashi iyo is waraysi ah ku yeeshay magaalada Bosaaaso. kulaankaas oo looga arinsanayey kor-u-qaadidda shaqada iyo maamul wanaaga, kulankaas oo socday muddo labo maalmood ah waxaa lagu qabtey hoolka shirarka ee xarunta Bosaso.
Kulankaas ayaa waxaa goob-joog ka ahaa maareeyaha, ku xigeenka maareeyaha,...
Mooshin ka Dhan ah Joojigitaan Ciidamada Kenyaa ma Hirgeli Doonaa mise kii ka Horeeyey ee Xukuumadda Shirdoon halkii uu Marey Buu Mari Doonaa?
“Qalaalaasaha ka taagan Kismaayo waxay Dan weyn ugu jirtaa Dowladda Kenya”
Iyadoo Maalmahaan ay Jireen Mooshino ay soo Gudbinayaan qaar ka mid Xubnaha Baarlamaanka ee Dowladda Federaalka uuna ugu dambeeyey kii laga keeney Xukuumada uu Raiisul Wasaare Saacid uu Hogaamiyo kaasoo markii dambe ku dhamaadey fashil ka dib markii inta badan ay Mooshinkaas ay ka laabteen Xubnaha Baarlamaanka ayaa haatan...
Xafladii Jubbaland State of Somalia ee Minneapolis, ee gobolka MN
Waxaa maalintidii Sabtidii ee ay taariikhdu ahayd 05/25/2013 lagu qabtay Hotelka wayn ee la yiraahdo Mariotte City Center ee ku yaala magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota xaflad wayn oo soo qaban qaabiyeen jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Minnesota, ee dalka Maraykanka. Xafladaas oo isugu imaadeen dad gaaraaya ilaa iyo labo kun oo qof “2000 oo ruux” sida dadka xaflada soo qaban qaabiyey...
Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo ku Dhawaaqdey Ha’yad Samafal oo Lagu Magacaabo Hormuud Telecom Foundation
Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telcom oo mar waliba looga bartey in ay Caawiso Qaybaha kala duwan ee Bulshada islamarkaana ka qayb qaadatada Dhibaatooyinka ka dhaca dalka sida Abaaraha , Fatahaada, la tacaalida Dhaawacyada, Barakacayaasha iyo wixii la mid ah ayaa ku Dhawaaqdey Hayad Samafal oo loogu Magacdarey Hormuud Telecom Foundation.
Read More →
Bulshada Baargaal oo Iskaa Wax U qabso Ceel Macaan u qodanaysa
Waxaa maantay Magaalada Baargaal Ka bilowday Olele balaaran oo iskaa wax u qabso ah oo ay hogaaminaayeen odayaasha iyo waxgaradka Baargaal oo lagu qodaayo ceel macaan kadib markii ceelashii macaanaa ee horay u qodnaa baahida biyood ee magaalada buuxin kari waayeen , iyo qaybtoodii badnyad ceelashaas oo biyahoodii bad noqdeen sida ceelkii waynaa ee riiga ahaa iyo ceelal gacmeedyadii kale ee ku dhaw
Read More →
Axmed Madoobe oo Dowladda Federaalka ee Soomaaliya u soo jeediyey in ay faraha kala baxaan Arrimaha Kismaayo
iyo Shirkii Madaxda IGAD oo lagu heshiiyey in Dowladda Soomaaliya ay qabato shir lagu dhisayo maamulada Jubooyinka iyo Puntland oo warsaxaafadeed ka soo saartay cidda shaqada ku leh khayraadka Dabiiciga ah ee dalka
Read More →
Xukuumada oo soo dhaweysay ka noqoshadii mooshinka baarlamaanka kana hadashay arrimaha Jubaland iyo wada-xaajoodka Somaliland
iyo Muqdisho oo lagu xisay 50 Guuradii Midowga Africa —
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha DFS ayaa tibaaxay in: Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ahaa oo uu shir gudoominayo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, ayaa soo dhaweeyay go’aanka baarlamaanku uga noqday mooshinkii ka dhanka ahaa dawladda. Waxaa kaloo...
Ra’iisul Wasaaraha oo kulan la yeeshay safiirka Soomaaliya u qaabilsan Midowga Africa
Kulanka Ra’iisul Wasaaruhu la yeeshay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya ayaa waxaa diirada lagu saarayey arrimaha amniga iyo horumarada ay ka sameeyeen ciidanka Amisom iyo kuwa dowladda dagaalka ay kula jiraan kooxda xag-jirka ah ee Alshabab.
Markii uu soo idlaaday kulanku waxaa saxafada si wada jir ah ula hadlay Ra’iisul Wasaaraha iyo wakiil Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya.
Read More →
Cabdiraxmaan Faroole oo ka Hadley Arrimaha Kismaayo iyo Dastuurka Dalka
Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Taaba galka Dastuurka iyo dhamaystirka hawlaha Federalaasiimka ah.Madaxweynaha ayaa ugu horeynba ka hadlay Dadka Barakacayaasha ah ee ka soo Barakacay Gobolada Koofureed ee Soomaaliya kuwaas oo uu sheegay in halkaas ay kala kulmeen soo dhaweyn iyo walaalnimo dhab ah.
Madaxweyne faroole...
Prof. Cabdulaahi Xersi Diirshe (Daacad) oo ku soo Biirey Musharaxiinta u Taagan Xilka Madaxweynimada Ximan iyo Xeeb.
Nidaamka Hadda Jira waxaa ku baxay Naf.Maal iyo Maskax Shacabka waxaan leeyahay in ay Diyaargaroobaan Doorashada Taariikhiga ah
Prof Cabdulaahi Xersi Diirshe (Daacad) oo Mudo dheer ku soo jirey Siyaasada Wadanka Soomaaliya islamarkaana horey u Sameeyey Xisbiyo fara badan gaar ahaan Xiliyadii Dagaalada Sokeeye ayaa haatan waxaa uu ku soo Biirey Siyaasiyiinta u Taagan Xilka Madaxweynimada Maamulka Ximan...
Mowqifka DFS Ee Ku Aadan Joojinta Duulimaadyada QM Ee Berbera & Hargeysa…WARSAXAAFADEED
Talaabadan duulimaadyada Hay’adaha QM looga mamnuucay garoomada Berbera iyo Hargeysa waa mid aan habooneyn sidaas darteed Dawladda Federaalka Soomaaliya waxey raali gelin ka bixineysaa talaabadaas ay qaadeen mas’uuliyiinta maamulka Somaliland maadaama talaabadaas ay tahay arin ka hor imaaneysa xeerka duulimaadyada caalamka (ICAO/IATA)
Read More →
Midowga Daladaha Waxbarashada Dalka oo Xusey Sannad Guuradoodii 3-aad Soona Bandhigey Muqarar Waxbarasho oo ku Hagaya Manhaj Mideysan.
Waxaa Xarunta Midowga Daladaha Waxbarashada Dalka lagu qabtey Munaasbad si heer sare loo soo Agaasimey taasoo ku beegneyd Sannad Guuradii 3aad oo ah markii ay Midoobeen Daladaha Waxbarashada Dalka , waxaana Munaasbadaas ka qaybgaley Masuuliyiin ka socotey Wasaaradda Adeega Guud ee Dowladda Federaalka Qaybeteda Waxbarashada, Madaxda Daladaha Waxbarashada , Hayadaha Samafalka , Jaamacadaha, Odoyaasha...
Xildhibaanadii Mooshinka ka keeney Xukuumada Ra’iisul Wasaare Shirdoon oo laga hor Istaagey Kulan Qaddo ah oo ay ku lahaayeen Hotel City Palace
Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr “Is Hortaagaas waxay Dhaawaceysaa Hanaankii Qaranka Soomaaliyeed “
Xildhibaan kale ayaa yiri “Haddii Xildhibaanada Danta Ummada Soomaaliyeed ka shaqeynayaan Maanta Qaddo ma Cuneyn.”
Markii Saacadu ahayd 12:30 Duhurnimo ayaa waxaan u Dhaqaaqney aniga iyo Koox Wariyayaal ah Hotelka City Palace halkaas oo ay ka dhaceysey Kulan Qaddo ah oo ay isugu Imaanayeen...
Gudoonka Baarlamaanka Oo Casho Sharaf U Sameeyey Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta
Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho casho sharaf ugu sameeyey wafdi ka socda Baarlamaanka Carabta oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Maxamed Jarwaan, wafdigaasi oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Muqdisho.
Casho sharafta oo aheyd mid si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa waxaa kasoo qeybgalay Gudoomiyaha Baarlamaanka...
Golaha Wasiirada oo maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedyo
Muqdisho, May 16, 2013—-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shirkan guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”.
Golaha ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedyo gaaraya 8 una gudbiyay Baarlamaanka, waxayna kala yihiin Hindise sharciyeeda:
1. Guddiga Dib-u-eegida iyo Hirgelinta...
Guddoomiyihii Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed: Dhulbadeedka Soomaaliya waa 200 NM ee ma aha 12 nm.
Prof. Cabdi Faarax Xasan oo dhambaal u diray Xildhibaanadda baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kana codsaday in aay arrinta lal xiriirta badda Soomaaliya mariyaan marinkii aay mariyeen barlamaankii hore…
Read More →




