Home » Warar

Faroole oo lagu soo dhaweeyey Garoowe

Jul 31, 2009
Madaxwayne Faroole oo si diiran loogu soo dhaweeyay Caasimada Garoowe Sawirada Halkan ka daawo Wafdigani oo uu hogaaminayey madaxweynaha DPL Dr C/raxmaan Shiikh Maxamede Faroole ayaa abaaro halsaac ka hor waxa uu ka soo degay gegida dayuuurahada ee kanooko ee Magaalada garoowe. Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa waxaa halkaasi si weyn ugu soo dhoweeyey Madaxweyne Kuxigeenka Dawladda Puntland Gen C/samed... 

Minnesota – Cusboonaysiin Sharciga TPS

Jul 31, 2009
OGEYSIIS SOOMAALIDA MINNESOTA Wasaaradda Amniga Gudaha, qeybteeda socdaalka ayaa waxay soo saartay bishii July 27, 2009 xeer lagu cusbeyneysiinayo sharciga ku meel gaarka ee TPS loo yaqaan. Sharcigaa oo xaq u leh ilaa 300 oo soomaali ah ayaa waxaa la siiyey muddo 60 maalmood gudohood inay ku cusbeysiiyaan sharcigooda iyo kaarka ruqsada shaqada. Sharci ahaa kaarka shaqada wey sii isticmaali karaan... 

Shirjaraaid ee Shirkada isgaadhsiinta Golis

Jul 31, 2009
Shirkada isgaadhsiinta Golis oo shirjaraaid ku qabatay Xarunta Magaalada Bosaso. Shirkada Adeega Isgaadhsiint ee Golis telecom ayaa shirjaraaid ku qabatay Magaalada Bosaso shirkaasi oo ay uga hadleen Masuuliyiinta shirkada Golis wacyigelinta Wadooyinka Magalaada Bosaso iyo Gobolada kale ee Puntland ,waxaana shirkaasi ka soo qayb galay Laamaha kala duwan ee Taraafikada Bosaso iyo Xubno ka mida Ciidanka... 

Hay’adda Youth-Link oo aqoon Isweydaarsi

Jul 28, 2009
Hay’adda Youth-Link oo aqoon Isweydaarsi ku saabsan xalinta khilaafaadka u qabtay Saxafiyiin ka socotay qaybaha warbaahinta. Sawirada Halkan ka daawo… Xarunta Hay’adda Youth-Link ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu soo gebagabeeyey aqoon-isweydaarsi ku saabsanaa xalinta khilaafaadka, waxaana ka qaybgalay xubno ka kala socday qaybaha warbaahinta, waxaana intii uu socday la isku weydaarsaday... 

Mutamarkii Rochester Minnesota

Jul 28, 2009
Mutamarkii Magaalada Rochester oo Si Habsamiya ku soo gaba gaboobay Mutamarkii saddexda maalmood ka socdey magaalada Rochester ee Gobolka Minnesota ayaa Axadii (July 26, 2009) si habsami ah kusoo gabagaboobay.  Nin goobta ku Muslimay ayaa asna dad ka la hadlay nin kaa ayaa Shaqaalo ka ahaa Goobta Mutamarka Laakiin markii uu ku arkay dad kala midab ah oo is jecel sida uu sheegay jelaaday Diinta Islaamka... 

Baarlamaanka DFKMG iyo Heshiiska Badda

Jul 28, 2009
Dowlada FKM oo Baarlamaanka Waydiisatay inay ansixiyaan Heshiiskii Kenya ay la gashay (Isniin July 27, 2009) Muqdisho:Somalitalk: Maanta ayaa Baarlamaanka Kumeelgaarka ah shir aan horay loo sheegin oo ay isugu yimaadeen ayaa DFKM waxay ku codsatay in Baarlamaanku an sixiyo heshiiskii Dowladu Kenya la gashay. ” fadhi aan horay loo sheegin oo aan maanta yeelanay Madaxweyne Sh Shariif-na kasoo qaybgalay... 
Halkudheg:

Saraakiisha Faransiiska iyo Magaalada Muqdisho

Jul 28, 2009
Waxaa Magaalada Muqdisho ku sugan Saraakiil u dhalatay wadanka Faransiiska sida ay noo xaqiijiyeen xubno si aad ah ugu dhow Dowladda Federaalka kuwaas oo haatan marti u ah Dowladda ku meel gaarka ah, waxaana la sheegay inay dowladda kala hadlayaan afduubkii dhawaan loo gaystay labo Sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Nabadsugida ee dalka Faransiiska 14-kii bishan lagala baxay Hoteelka Saxafi ee Magaalad... 

iidamo ka tirsan Xarakadda Al Shabaab oo Dhulatus ku sameeyey Magaalada Muqdisho intii lagu guda jirey Ciidul Fidriga

Iyadoo weli ay sii Socoto faxadii iyo Damaashaadkii Ciidul Fidriga ayaa Ciidamo ka tirsan Xarakadda Alshabaa waxay Dhoolutus balaaran ka sameeyeey Qaar ka mid ah Wadooyinka Muqdisho gaar ahaa wadooyinka ku dhow dhow Xeradii Hore ee Masalax ee Suuqa Xoolaha oo ay weli ku xoogan yihiin Xarakadda Alshabaab. Ciidamo aad u fara badan ayaa wata Noocyadda Hubka ee Garbaha laga rido ayaa markii hore waxay... 
Halkudheg: