Home » Archive Maalinta October 15th, 2021
Waa Maxay Aragtida Bahda SomaliTalk.com ee Go’aankii Maxkamadda Hague ee Badda Soomaaliya iyo Murankii Kenya
Maxkamadda Qaramada Midoobay u qaabilsan sharciyada caalamiga ah ee fadhigeedu yahay magaalada Hague ayaa Talaado 12kii October 2021 soo saartay go’aankeeda ku aadan xadaynta ay u samaysay badda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya.
Mucda go’aankaasi wuxuu ahaa:
1- (Maxkamaddu) waxay sheegtay in ay ogaatey in uusan jirin heshiis hore ugu dhexeeyey Soomaaliya iyo Kenya oo la xiriira xadaynta badda oo...