Home » Archive Maalinta September 24th, 2021
Maxkamadda Hague oo Go’aankii Badda ku dhawaaqeysa 12ka October 2021, saacadda 3pm
Warsaxaafadeed maanta oo Jimce ah, September 24, 2021, kasoo baxay Maxkamadda Hague ayaa shaaca ka qaaday in go’aankii badda xadaynteeda ay ku dhawaaqi doonto 12ka October 2021, saacadda 3-da galabnimo waqtiga Hauge, Netherlands. Waxaana go’aankaas maxkamadda ka hor akhinaya madaxa maxkamadda ICJ.
Warsaxaafadeedku wuxuu intaas raaciyey, maadaama uu jiro caabuqa COVID-19, waxaa gudaha maxkamadda...