Home » Archive Maalinta June 9th, 2015
Wiil uu Dhalay Abwaan Sangub oo lagu diley Minneapolis
Wiil da’diisu ahayd 25-sano-jir ayaa lagu diley magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka.
Qiyaastii 10:45 ee fiidnimo ee Axaddii ay Isniintu soo geleysey ayaa dilkaasi toogashada ah ka dhacay xaafadda Cedar ee Soomaalidu u badan tahay.
Sida ay qortay jariidadda Startribune waxaa la arkayey laba nin oo kasii cararayey goobta toogashadu ka dhacday, welina cid looma qaban dilkaas.
Booliska ayaa...