Home » Archive Maalinta May 5th, 2015
Ka qayb galka arrimaha Bulshada iyo Booqashada iskuulada Degmada Kaaraan.
Waxaa Maalmahaan sii xoogeysanyey wax qabadka Degmada Karaan gaar ahaan arimaha Bulshada ayaa Gudoomiyhaa Degmada Kaaraan Mudane Axmed Cabdulle Xasan uu ka qayb galey Barnaamj kor loogu qaadayo is dhexgalka iyo Wax wada qabsiga Bulshada iyo Degmada (Civic Engagement)
Waa Degmadii ugu horeysey ee Barnaamij Noocaan oo kale laga hirgeliyo oo ay ka qayb qaadanayaan qaybaha kala duwan...