Home » Archive Maalinta April 3rd, 2015

Faahfaahin Dheeraad ah oo ku saabsan Weerarkii lagu qaadey Jaamacada Gaarisa oo lagu Diley 147 qof

Apr 3, 2015
In ka badan mudo 12 Saacadood oo dagaal ah oo ka dhex socdey Jaamacada Magaalada Gaarisa ka dib markii Dagaalyahano ka tirsan Xarakada Alshabaab ay soo weerareen maalintii Khamiista ahayd . Weerarkaan oo la sheegey in uu ahaa kii ugu Khasaaraha badnaa ayaa waxaa ilaa haatan la xaqiijiyey in ay ku dhinteen in ka badaN 147 qof oo isugu jira ardey, Macalimiin, Shaqaale iyo Askar , waxaa ku dhaawacmey... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...