Home » Archive Maalinta January 4th, 2013
Oodo dhacameed siday u kala korreeyaan baa loo qaadaa: Qaybta 2aad
Halkaas waxaa ka cadaatay in xumaanta samaynteedu ay bannaan tahay laba xaaladoodba: marka xumaan yar iyo mid weyni iska horyimaaddaan, oo sida keliya ee xumaanta weyn lagaga badbaadi karaa ay tahay in midda yar la sameeyo (tuugga gacan-goyntiisa vs xattooyada). Xaaladda labaad ee xumaanta samaynteedu ay bannaan tahay waa marka lagu helayo wax ka faa’iido badan ka tegiddeeda, kaas oo aanan suurogelaynin...
HAL BILYAN OO DOOLAR OO SADAQO AH IYO HAL BILYAN OO GUMUC RASAASEED AH !!!!!!
HORUDHAC :
Islaamka wuxuu Allaah u soo dajiyey in uu Ruuxa Bani’aadamka ah uu horomar iyo baraaro gaarsiiyo,
Ee uma soo dajin in lagu hoogo islaamka oo lagu dhibaatoodo .
Allaah wuxuu Quraankiisa ku leeyahay asagoo Nabigiisa NNKH la hadlaaya : (مَا أَنزَلْنَا عَلَيْكَ الْقُرْآنَ لِتَشْقَى ) 20:1 Nabi muhamadoow Quraanka kuuguma aan soo dejinin in aad...