Home » Archive Maalinta May 26th, 2012

Waddaddii Ma Haynaa Mise Waa Ka Habownay 2012

May 26, 2012
Sii Akhri Buugga Qoraalkan wuxuu ku saabsan yahay sababaha keenay in lagu guulaysan waayo shirarka loo qabto Soomaaliya iyo Dawladaha laga soo dhiso shirarkaas. Wuxuu wax ka taabanayaa sababaha saldhigga u ah guul darradaas waxaana ka mid ah: 1.Dalalka deriska ah oo cuqdad ka qaba inuu soo laabto Qaran Soomaaliyeed oo soo noolayn kara fikraddii Soomaali weyn, waxayna jecel yihiin in Soomaaliya loo... 
Halkudheg: ,

Hay’adaha SOYDEN iyo CPD oo Muqdisho ka furay Tartan Isboorti oo loogu Magac-daray Isbedelka Dhallinyarada

May 26, 2012
Hay’adda Horumarinta iyo Isku-xirka Dhallinyarada Soomaaliyeed ee SOYDEN iyo Hay’adda CPD ayaa Muqdisho ka furay Tartan isboorti oo ay ku tartamayaan 10-kooxood oo ka kala socda Sideed Degmo oo Gobolka Banaadir ka tirsan iyo laba kooxood oo ka socda ciidanka booliiska Soomaaliyeed.Furitaankii tartanka oo ka dhacay garoon kubadda cagta lagu ciyaaro oo ku yaalla degmada Wadajir, gaar ahaan kasoo... 
Halkudheg:

Kibaki “Xaalada Sidii Hore way Dhaantaa ee waa in Dib loo celiyaa Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan Kenya”

May 26, 2012
Madaxweynaha Dawladda Kenya oo Khudbad u jeedinayay Shacabka Kenya ayaa soo hadal qaaday Qaxootiga Soomaalida ee ku dhaqan Bariga Dalka Kenya isagoona ugu baaqay ina ay dalkooda dib ugu laabtaan. Madaxweyne Kibaki ayaa sheegey in qaxootiga Soomaalida sababtii ay dalkooda uga soo baxeen ay ahayd Nabadgelyo Xumo sidaa darteedna ay xaaladdu iminka dhaanto sidii ay ahayd muddo ka hor.Madaxweynaha Kenya... 
Halkudheg: ,

Gabay: Tiiraanyo Qaran – Tabo Maammul Goboleed miyay talo qabiil keentay?

May 26, 2012
WT. Maxamuud Axmed Cabdalle (Abwaane Shiine) May 24, 2012 Email: mabdalle@gmail.com HORDHAC: Dhammaan ummadda Soomaaliyeed salaan baan halka uga dirayaa. Gabaygan TIIRAANYO QARAN—TABO MAAMMUL GOBOLEED MIYAY TALO QABIIL KEENTAY? Waxa igu kallifay markaan arkay xaaladda dalka Soomaaliya ku sugan yahay maanta, siiba Maammul Goboleeddada Soomaaliya look ala jarjarayo. Waa farriin ku socota Soomaali... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...