Home » Archive Maalinta March 27th, 2011

Golaha Wasiirada DFKMG oo Go’aamiyey in Doorashadii la qaban lahaa Agoosto 2011 Dib loo dhigo ilaa Agoosto 2012

Mar 27, 2011
iyo in DFKMG waqtiga loo kordhiyo muddo Hal Sano ah….. Golaha Wasiirada DFKMG oo maanta (Axad March 27, 2011) ayaa Goluhu  wuxuu go’aamiyay in dhamaan dawlada FKMG ah waqtiga loo kordhiyo muddo hal sano ah isla markaana doorashadii dhici laheyd August 2011 dib loogu dhigo ilaa August  2012. Shirka Wasiirada DFKMG waxaa ka soo baxay Warsaxaafadeedka u qornaa sidan: Warsaxaafadeed shirka... 
Halkudheg: ,

Maxamed Dheere oo Xabsiga laga sii daayey ka dib markii Maxkamada Gobolka Banaadir ay ku weysey wax Dambi ah

Mar 27, 2011
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta waxay Xabsiga ka sii deysey Gudoomiyihii Hore Gobolka Banaadir Maxamed Cumar (Maxamed Dheere ) ka dib markii lagu eedeeyey in isaga rag kale ay ka dambeeyeen Dil iyo Dhaawac loo geystey dad dhigayey Banaanbax Nabadeed oo lagu taageerayey Madaxweyne Shiikh Shariif oo uu soo qaban qaabiyey Maamulka Gobolka  Banaadir Maxamed Dheere oo Bil 10 Cisho ku xirnaa Xabsiga... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...