Home » Archive Maalinta February 27th, 2011

Prof Najiib: Ardeydu Waxay u Baahan yihiin Dhiirigelin maadaama ay wax ku bartaan Daruufo adag

Feb 27, 2011
Gudoomiyaha Jaamacadda Hope Hargeysa ahna Wakiilka Jaamacada Kampala Somaliland oo Muqdisho soo gaarey – Kulanka oo lagu qabtay Xarunta Horumarinta Haweenka SOCWE ee Muqdisho , kaasoo ay ka qeybgaleen qaar ka tirsan ardayda waxbarashada Aqoon-darsadka sare ee Master-ka ka wada Koofurta Soomaaliya. Kulanka oo ahaa mid dhiiragelin weyn u ah ardada joogta Muqdisha ee duruuftan waxbarasho heer-sare... 
Halkudheg: ,

Xarakada Al-Shabaab oo sheegtey in Hanjabaada ay xiligaan u dirayaan Kenya ay ka Duwanaan doonto Hanjabaadyadii Hore

Feb 27, 2011
Afhayeen Xarakada Al- Shabaab  Shiikh Cali Maxamuud Raage Shiikh Cali Dheere oo maanta (Feb 27, 2011) shir Jaraaid u qabtey Saxaafadda ayaa digniin kulul u direy Dowladda Kenya oo uu sheegey in ay si weyn ugu lug leedahayDagaalada ka soo cusboonaadey Degmada Buulo Xaawo isagoo sheegey in Dowladda Kenya ay saldhig siisey Ciidamada Itoobiya ee Madaafiicda ku garaacaya Magaalada Buulo Xaawo. Afhayeenka... 
Halkudheg: , ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...