Home » Archive Maalinta February 20th, 2011

Xarakada Shabaab oo soo bandhigay hub iyo Rasaas kala duwan iyo Maydad Askar Yugaandheys ah

Feb 20, 2011
Iyadoo labo maalmood dagaal qaar uu ka dhacay qaybo ka mid ah Magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafadaha Hodan, Wardhiigley iyo H/wadaag kaas oo u dhexeeya Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo Ciidamada Uganda oo gacan siinaya kuwa Dowladda Federaalka, waxayna labada dhinac isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana lagu tilmaamay in uu ka mid ahaa dagaaladii ugu qaraaraa ee dhex maray labada... 
Halkudheg: ,

Markab Dagaal oo uu Mareykanku leeyahay oo doonaya in ay soo furtaan Mawaadiniin u dhashey Maraykanka oo burcad badeed la soo aadey Xeebaha Soomaaliya

Feb 20, 2011
Dooni kuwa  lagu Dalxiiso ah oo la sheegey in ay wateen Dalxiisayal u dhashey Wadanka Mareykanka oo tiradoodu tahay 4 Ruux ayaa lagu waramey in ay afduubteen Kooxo Burcadeed Soomaali ah, waxaana Doontaas laga sheegay in laga watey meel ku dhaw Xeebaha Cumaan iyadoo Ciidamada Ilaalada xeebaha Cumaan ay damceen in Gacanta ku soo dhigaan Doontaas hase yeeshee waxaa la sheegey  in Ciidamada Cumaan ay... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...