Home » Archive Maalinta April 26th, 2010

Kulan looga hadlayo Mustaqbalka Dawlad Ka Dhalata Soomaaliya oo lagu qabanayo Minnesota

Apr 26, 2010
Khamiista April 29, 2010 ayaa kulankaas waxa lagu qaban doonaa William Mitchell College of Law oo ku taal magaalada St. paul ee gobolka Minnesota. GOORMA, XAGGEE, YAAS KA HADLAYA… KA Akhri Halkan…  Read More →
Halkudheg:

Xaflad Sagootin ah oo Nairobi logu samayay Xulka Dhallinyarada Kubada Cagta ee Somalia.

Apr 26, 2010
Xafladaan oo si heer saro ah loo soo agaasimay kana dhacday gudaha Xaafada islii gaar ahaan Hotel Barakat ayaa waxaa kasoo qeyb galay masuulinyiin kala duwan oo magac ku leh Kubada Cagta Soomaaliya iyo xubno katirsan dowlada FKMG ah ee Somalia. Halkan ka daawo sawirada Waxaana kamid ahaa masuuliyiintaas Safiirka Soomaaliyeed ee fadhigiisu uu yahay wadanka Kenya Maxamed Cali Nuur America, Tababarihii... 
Halkudheg:

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaaladda Mombasa oo Qalabka wax lagu nadiifo gudoonsiiyay Duqa Magaaladda Mombasa.

Apr 26, 2010
(Mombasa):-Magaalada Mombasa ee Caasimada labaad ee dalka Kenya ayaa waxa lagu qabtay mashruuc nadaafadeed isla markaasna lagu moojinayay in ay somalidu kaalin wayn ku lee dahay arimaha bulshada ee dalka Kenya. Halkan ka daawo sawirada   Mashruucaan oo ay fulintiisa fududeeyeen Gudiga Hormaritna Soomaalida ku dhaqan Mombasa isla markaasna ay  soo qaban qaabeeyeen jamciyda Dhalinyarada ee marka magaceedo... 
Halkudheg:

“Ahlu Sunna Waljamaaca” oo Cambaarayn Kulul dusha uga Tuuray DFKMG

Apr 26, 2010
Abu Yuusuf Al-Qaadi “Dadkii lagu laayey suuqa Bakaaraha waxaa mas’uuliyadooda qaadeysa Dowladda Federaalka”     Iyadoo shalay Bakaaro ay ku dhinteen ilaa iyo dhowr iyo labaatan qofood oo shacab Rayid ah kadib markii madaafiic aad u tiro badan lagu garaacay suuqa bakaaraha iyo agagaarkiisa ayaa waxaa xasuuqaasi aad u cambaareeyey qaybaha kala duwan ee Bulshada, waxayna cambaareyntii ugu kululeyd... 
Halkudheg:

Walad Cabdalla oo “niyadjab kamuujiyay muranka ka dhex aloosan Barlamaanka” DFKMG

Apr 26, 2010
Xafiiska Qarammada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS) WARSAXAAFADEED 08/2010 Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo ugu baaqay madaxda Soomaaliyeed inay wax ka qabtaan baahida ummadda Soomaaliyeed Nairobi, 26 Abriil 2010 – Kulankii 17aad ee Kooxda Xiriirka Caalamiga ee Soomaaliya ayaa toddobaadkii hore lagu qabtay xarunta Jaamacadda Dowladaha Carabta... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...