Home » Archive Maalinta August 4th, 2013

Shirkii Kampala oo la soo gabogabeeyey iyo Madaxweyne Xasan oo Museveni ku ammaanay doorkiisa hoggaamineed ee Soomaaliya

Aug 4, 2013
KAMPALA: Madaxda Somalia, Kenya, Ethiopia iyo Uganda oo kulan wada qaatay – Kulanka Madaxda waddamada Somalia, Kenya, Ethiopia, iyo Uganda ayaa lagu soo qaaday in dowladda Soomaaliya ay horumar ballaaran ka sameysey dalka, hase yeeshee ay jiraan caqabado fara badan oo u baahan in xal guud oo waara loo helo, kuwaas oo ka mid ah sidii Al-Shabaab loo soo afjari lahaa, sidii ciidadamada Dowladda... 

Ra’iisul Wasaaraha oo xalay Saq-dhexe socod kumaray isgoys-yada magaalada Muqdisho

Aug 4, 2013
Muqdisho August 4, 2013—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa xalay Saq-dii dhexe ee 12:00am saacadda geeska Afrika, waxaa uu socod lug ah ku maray degmooyinka magaalada Muqdisho, gaar ahaana Isgoys-yada Beexaani, Sanca, Fagax, Cali-kamiin, Laba-dhagax, Baar-ubax, Black sea, Al Barako, iyo isgoyska Banaadir, waxaana socdaalkani... 

Xukuumadda Ereteriya oo Aqoonsatay Dawladda Federaalka Soomaaliya ee uu Hogaamiyo Xasan Shiikh

Aug 4, 2013
In ka badan Labaatan Sano ayaa markii u Horeeyay Xukuumadda Eritireeya waxa ay si Buuxda u aqoonsatay Dawladda Federaalka Soomaaliya.Wakiilk Joogtada ee Xukuumadda Eritereya u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa halkaa ka sheegay in Xukuumaddiisu ay Aqoonsatay DawladdaFfederaalka Soomaaliya. Wakiilka ayaa ugu horenba Qaramada Midoobay ka sheegay in Dalkiisu aqoonsan yahay isla markaana la shaqaynayo Dawladda... 

Musaveni oo Dhex Dhexaadinaya Xasan Shiikh iyo Uhuru Kenyatta

Aug 4, 2013
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kamala ee dalka Ugandha ayaa sheegaya in Madaxweynaha Uganda Musavini uu u kala dab qaadayo Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud iyo Madaxweynaha Kenya Uhuro Kenyatta kuwaa oo si aad ah isugu qabtay Xaaladda Magaalada Kismaayo. Iyo qaabka Ciidamada Kenya ee qaybta ka ah Amisom ay uga hawl galayaan Soomaaliya kaddib markii Dagaalo dhawaan ka dhacay Kismaayo ay garab siiyeen... 

Puntland oo ka soo Horjeestay Heshiiskii Dhex Maray Dawladda Federaalka iyo Shirkadda Atlantic Marine And Offshore Group.

Aug 4, 2013
Eng. Siciid Maxamed Raage oo ah Wasiirka Dekadaha, Gaadiidka Badda iyo la Dagaalanka Burcad Badeedka ee Maamulka Puntland ayaa xafiiskiisa ka soo saaray Warsaxaafadeed si aad uga hadlaya Heshiis dhex maray 30kii Bishii ina soo dhaaftay ee Luuliyo dhex maray Dawladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Wasiirka Gaashaandhigga Cabdixakiim Xaaji Maxamuud fiqi iyo Shirkad laga leeyahay dalka Holland oo lagu... 

Sidee Bulshadda u Arkaan Shirkada Atlantic Marine And Offshore Group ?

Aug 4, 2013
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Heshiis la Saxiixatay Shirkad ilaalisa Xeebaha oo lagu Magacaabo The Atlantic Marine and Offshore Group Taasi oo Fadhigeedu yahay Dalka Holland, Qodobada Heshiiska ay wada gaareen Dowlada Soomaaliya iyo The Atlantic Marine and Offshore Group ayaa inta aan u guda gelin waxa ay Bulshadu ka qabto bal aan eegno Qodobada lagu Heshiiyey  Read More →
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...