Home » Archive Maalinta April 18th, 2010

Kalfadhigii Baarlamaanka DFKMG oo mar kale dib u dhac ku yimid

Apr 18, 2010
Warar laga helnay xubno ka tirsan barlamanka dowlada fadaraalka KMG somaliya ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku yimid shirkii la filayey¬†Axadda in uu ka furmo guriga ummada.¬† Shirkaan oo la filayey in uu golaha xildhibaanda baarlamaanka uga furmo guriga ummadda ayaa dib loo dhigay muddo, kulankaas oo ah ¬†kalfadhigii baarlamaanka DFKMG uu markisii ugu horeysay ku yeelan lahaa gudaha guriga shacabka,... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...