Home » Qoraallada Halkudhegga "Xaashi"

Isbedelka Dunida ka socdaahi waa dib usoo noolaashada Soomaaliya.

Aug 19, 2011
  Subxaana muqayiril axwaal: Soomaalidu waxeey ku mahmaahdaa ‘’Qeeyla yeertaa qoon ayey qeeyr utahay” Waxaa aad dareenkeeyga usoo jiitay isbedelada lama filaanka ah ee Dunida kasocda kuwaasi oo igu dhaliyey feker ah ineey suurta gal weeyn tahay in Soomaaliya dib ugu soo laabato Dunida iyadoo Maamul, kala danbeeyn iyo nabadi ka jirto 21 sano kadib. Hadii aad u fiirsato isbedelada dunida... 
Halkudheg:

Rooxaanland – III – Qaybta 3aad

Jul 5, 2011
Hordhaca Gunaanadka: Waxaa jirta in akhristayaal badani afkaar, talooyin iyo tusaalaynba kasoo dhiibteen 2dii qaybood ee hore ee maqaalka. Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelinayaa intii qoraalada sida hufan wax uga soo tiri, gaar ahaanna, waxgaradkii wax ku soo darsaday qaybtii 2aad ee aan ku lafagurayey arrimaha tayaaraadka. Waxaan qolada dambe u sheegayaa, inaan hadafkaygu ahayn inaan weeraro... 
Halkudheg: ,

Rooxaanland – II – Qaybta 2aad

Jun 14, 2011
Arrinta labaad haddaan u leexdo. Waa arrin runtii aan ku dheeraan doonoo, maadaama loo baahan yahay in si fiican loo fahmo. FG: Qaybtii 1aad ka eeg halkan… waxaa jirta in 40kii sano ee ugu dambaysay ay dalka soo galeen dariiqooyin ay ka mid yihiin Ikhwaan al Muslimiin iyo tayaarka Shiikh Muhammad ibn Abdul Wahab ibn Suleiman (Allaha u naxariistee) ee ‘Wahabiyada’ loo yiqiin – haddana loo... 
Halkudheg: ,

Rooxaanland – I | Qaybta 1aad

May 29, 2011
Arar & Afeef Qoraalkan aan ugu magacdaray „Rooxaanland“, wuxuu daba socdaa oo dhammaystirayaa  labadii maqaal ee hore ee kala ahaa „War niman yohow Raggii meeye?- 2007 iyo „Soomaala’ayeeey! Ciiloow ba’!!!!!!’ – 2008. Maqaalku wuxuu ka kooban yahay saddex qaybood: Qaybta 1aad, waxay ku saabsan tahay rooxaanta ina wada haysa, siday innaga wada dhigtay iyo sida xaalkeennu wada noqday! Qaybta... 
Halkudheg: ,

Fiitamiin-D | Abdirahman Hashi

Mar 5, 2010
Fitamiinadu waxay aad muhiim ugu yihiin jidhka, waxaanay ka qeyb qaataan falgalo badan oo ka dhaca jidhka taas oo fududeysa in uu dheefshiidku si fiican u shaqeeyo.   Fitamiinada waxa loo qeybiyaa laba qeybood oo kala ah, qeyb ku milanta dufanka iyo qeyb ku milanta biyaha. Kuwa ku milma dufanka waxay kala yihiin: A, D, E iyo K, fiitamiinadani si uu jidhku u qaato waa in ay cuntada aad cunaysaa ku... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...