Home » Qoraallada Halkudhegga "warar-kooban"

Shirkii Adis Ababa oo Dowladda Federaalka ay Beesha Caalamka ka Codsatey in loo Kordhiyo Mudda Xilka ay Haynayaan

May 22, 2012
iyo Warar ku Saabsan Dagaalo Qaraar oo maanta ka Qarxay Duleedka Magaalada Muqdisho – Saxiixayaashii Roadmapka oo isku mari la’ qaabka looga gudbayo waqtiga kala guurka Wararka ka imaanayaa Magaalada Adis-Ababa ee Itoobiya waxay sheegayaan in Wadahadaladii u dhaxeeyey Saxiixayaashii Road-Mapka ay isku mari la yihiin qaabka looga gudbayo Waqtiga kala guurka waxayna wararka qaar ay sheegayaan... 
Halkudheg:

Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya oo Goos Goos ah

May 21, 2012
–  Saxiixayaasha Road Map-ka oo  Shir ugu ka Furmey Magaalada Adis-Ababa – Wasiirka Dastuurka oo Caddeeyey in Dastuurka Qabyada ay Qoristiisa kala qayb qaateen dad Ajaanib – Qarax Goor dhow lala beegsadey Ciidamo Kenyaati ah oo Marayey Mandheere – Shiikh Shariif “Ciidamada AMISOM Waxay Naftooda iyo Dhiigooda ku Bixiyeen soo Celinta Nabada Soomaaliya – Maamulka... 
Halkudheg:

Hayadda Qaramada Midoobay oo Walaac ka Muujisey Dagaaladii Dhawaan ka Dhacay Magaalada Harggaysa.

May 20, 2012
iyo WARAR GOOS-GOOS AH – Ahlu Sunada oo Sheegtey in ay heleen Qalab Casri ah oo Miinada Lagu Baaro. – Xarakada AlShabaab oo ka Warbxisey Dagaaladii 24kii Saac ee la soo Dhaafay ay la Galeen Ciidamada Dawladda,Amisom.Kenya , Itoobiya iyo Ahlu Sunna. Waxaa isku soo dubaridey Amiin Yuusuf Hayadda Qaramada Midoobay oo Walaac ka Muujisey Dagaaladii Dhawaan ka Dhacay Magaalada Harggaysa. Qoraal... 
Halkudheg:

Maraykanka oo sheegay in uusan Ogolaan doonin in Soomaaliya looqaybiyo dhulal leh 37 Madaxweyne, mana ogolaanayo in Somaliland ka go’do Soomaaliya….

May 20, 2012
iyo WARAR GOOS-GOOS AH : – Itoobiya oo sheegtay in ay ku guulaysatey hawlgalkeedii Soomaaliya… – Dagaal ka dhacay Jubbada Hoose – Diyaarada Turkiga oo Arbacadii iyo Jimcadii ka soo degi weydey Garoonka Muqdisho hawada oo xumaatay awgeed – Itoobiya oo lagu qabanayo kulan looga hadlayo Dastuurka loo samaynayo Soomaaliya – Qaraxyo ka dhacay Muqdisho oo ay ku dhinteen... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...