Home » Qoraallada Halkudhegga "Raabeh"
BAAQA 1aad: Soo-rogaal-celinta Soomaliyeed | Dr. Cumar Cusmaan Raabe
XULASHADA JIMCADA: Qoraalkan waa dardaaran uu ka tegey Dr. Cumar Cusmaan Raabeh Allah ha u naxariistee, waxana SomaliTalk hore u daabacday May 7, 2011.
Waa kan qoraalkii…
Soomaaliyey!…
I. Haddii Qaranka Soomaliyeed la waayo Qayb haraysaa ma jirto wixii “shanta Soomaliyeed” la oran jiray”.
Haddi qaranka Soomaliyeed la waayo qolla haraysa ma jirto.
Haddii Qaranka Soomaaliyeed...
Meydkii Marxuum Dr. Cumar Cusmaan Raabeh oo la geeyey Jabuuti
Dr. Raabeh waxa uu sannadkii 1946 ku dhashay Jabuuti, waxana uu Arbacadii April 17, 2013 ku geeriyoodey magaalaad Qaahira ee dalka Masar.
Read More →
Dr. Cumar Cusmaan Raabe oo Buug ka soo saaray Daraasad uu samaynayey 30 sano (Aragtida Reer Guuraaga ee Ninka Soomaaliyeed)
Madaxa Mac’hadka Culuunta siyaasada iyo Is-tiraatiijiyada dalka Jabuuti Dr. Cumar Cismaan Raabe oo Daraasad uu Sameynayey 30-sano Ka Qorey Buug Magaciisu Yahay Aragtida Reer Guuraaga ee Ninka Soomaaliyeed (La Mentalite Nomade)
Dr. Cumar Cismaan Raabe oo ah Madaxa Mac’hadka Culuunta siyaasada iyo Istiraatiijiyada dalka Jabuuti oo aan dhowaan xafiiskiisa ku booqdey ayaa Buugg ka hadlaya Aragtida...
Dr. Raabeh: Nimanka Soomaaliya madaxda ka noqonaya, Geeska waxa ka dhacaya war kama hayaan, marka lagu daro Shariif
WARAYSI: Dr. Cumar Cusmaan Raabeh oo waraysi siiyey SomaliTalk uu kaga hadlay madaxda Soomaalida, taariikhda geeska, Muqdisho iyo Alshabaab.
Dhegeyso Dr. Raabeh(mp3) ama Halkan ka dhegeyso
“Soomaaliya xal waa leedahay, xalkeeduna waa in aan oday la caabudin ee loo laabto Allah oo la iska daayo shirkiga,” ayuu yiri Dr. Cumar Cusmaan Raabehoo waraysiga siiyey SomaliTalk.com isagoo ku sugan...