Home » Qoraallada Halkudhegga "Qardho"

Qurba joogta Puntland oo Qardho ka fuliyey howlo Caafimaad

Nov 17, 2011
Qaar ka mid ah Qurba joogta Puntland ( Puntland diaspora Forum) ee Toronto iyo Minnesota ayaa ka fuliyey Qardho howl gargaar ah caafimaad oo lacag la’aan ah oo lagu daweynayo dadka qaba xanuunka waalida. Wafdi Dhaqaatiir ah oo ka yimi dalka dibadiisa ayaa maantay (16.11.2011) Qardho si rasmi ah uga bilaabay daweynta dad ka xanuusan dhimirka oo tiradooda lagu sheegay in ka badan 400 oo qof oo... 
Halkudheg:

Warbixin: Jaamacadda Bariga Soomaaliya, Aasaskeeydii iyo wexeey higsaneeyso.

Dec 4, 2010
Qorre: prof. Ahmed Mohamed Barre – Maamulaha jaamacada Bariga  soomaliya _Qardho: Sidaan la socono qardho waa magaalo qadiimi ah oo leh taariikh dheer. Waxay magaalo noqotay sanadkii 1930kii Waana magaalo dad badani isugu iman jireen waayo waxay leedahay dhul daaqsimada xoolaha aad ugu wanaagsan oo uu markhaanti u ytahay hadalkii Seyid Mahamed Cabdulle Xasan markii la weydiiyey qurux iyo daaqsin... 
Halkudheg: ,

Buug: Bandhiga lagu qabtay Degmadda Qardho ( Sawiro/Warbixin)

Mar 2, 2010
Waxaa maantay (02/03/2010) Lagu qabtay Xarunta Dowladda Hoose ee Qardho, bandhiga lagu soo bandhigayey Buug Cusub oo ka hadlaya guud ahaan Taariikhada Qardho iyo Marxaladda ay haatan taagan tahay. Buug: Halkan ka akhri buugga oo ka kooban 62 bog Sawiro: Halkan ka daawo sawirada Xafaladii Bandhigga Buugga Ugu horey Waxaa lagu soo dhaweyey, Cusman Buux Cali Duqa Degmadda Qardho, oo in bandan ka hadlay... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...