Home » Qoraallada Halkudhegga "pen"

Naadiga Soomali Pen oo Daah Furey Buug Cusub

Jun 29, 2011
… oo La Magac baxay (HOGAAMINTA WANAAGSAN ee uu Qorey Dr Cabdi Shire Warsame Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimaya uuna Qabanqaabaddeeda lahaa Naadiga Hal Abuurka iyo Qalin Maalka Soomaaiyeed laantiisa Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya kaasoo lagu soo bandhigay Buug uu qoray Cabdi Shire Warsame oo la magac baxay (HOGAAMINTA WANAAGSAN) ayaa lagu qabtay Hotel SAXAFI ee Magaalada Muqdisho,... 
Halkudheg:

Naadiga Hal abuurka iyo Qorayaasha Soomaaliyeed oo Muqdisho ku xusey Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo

Feb 21, 2011
Xuseen Kadare” Haddii aan la heli lahayn Awoodii Dowladii Maxamed Siyaad Afka Soomaaliga lama Qori lahayn” Xaflad si heer Sare ah loo soo Agaasimey ayaa waxay ka dhacdey Hotel Saxafi labo ee Magaalada Muqdisho waxayna Xafladaas ku saabsaneyd Xuska Maalnta Caalamiga ah ee Afka Hooyo ee 21 Feberaayo waxaana ka soo qaybgaley Masuuliyiin ka tirsan Hayadaha Samafaslka , Masuuliyiin ka tirsan Dowladda... 
Halkudheg:

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo Khudbad uu Ka Jeediyey Xiritaankii Shir weynaha Afraad ee Naadiga PEN

Dec 14, 2010
“Fartan Soomaaliga Ah ee Jadiidka Ah ee Dh owaan Dunidu ku Soo Biirtey, Ha Isugu Yimaadaan, Haku Bahoobaan, Hore Ha Ugu Maraan, Haku Shaqeystaan…” Xaflad lagu soo xirayo shir weynihii afraad ee Naadiga Qalinleyd iyo Hal- abuurka Soomaaliyeed oo ay ka qayb-galeen Madaxweynaha dalka Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geelle iyo Marwadiisa Khadra Maxamuud Xayd, Gudoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...